{"id":921,"date":"2024-08-27T07:55:50","date_gmt":"2024-08-27T07:55:50","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=921"},"modified":"2024-08-27T07:55:50","modified_gmt":"2024-08-27T07:55:50","slug":"qaar-kamid-ah-qoysaska-dadkooda-ku-dhintay-weerarkii-liida-oo-lagu-wareejiyay-min-2000","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=921","title":{"rendered":"Qaar kamid ah qoysaska Dadkooda ku dhintay weerarkii Liida oo lagu wareejiyay min $2,000"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 27 August, 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Guddigii sida gaarka ah loogu xilsaaray u gurmashada Dadka ehelkooda ku dhintay weerarkii tooska ahaa iyo qaraxii ka horreeyay ee Xeebta Liido ka dhacay 2dii Agoosto 2024 ayaa kaalmo lacageed ku wareejiyay ehelka Dadkii ku waayay weerarkaas.<\/p>\n<p>Xaflad lacag lagu guddoonsiinayay Dadkaan oo ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lacag dhan min $2,000 oo lagu wareejiyay 36 qof oo xubno katirsan Ehelkooda ay ku dhinteen weerarkaas ka dhacay Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir.<\/p>\n<p>Caawinaaddaan oo ah qaybta labaad ee taakulada Guddiga maadaama wajigii koowaad ay lacago ku gaarsiiyeen Dadka dhaawacyada soo gaaray oo qaarkood ilaa haatan ku jira Goobaha Caafimaadka ee ku yaalla Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Guddigaan ayaa ballanqaaday in uu gacansiinayo Dadka dhibbanaha u ah qaraxa ismiidaaminta ahaa iyo weerarkii tooska ahaa ee xigay ee mas\u2019uuliyaddiisu sheegatay \u2018AS\u2019 kana dhacay Xeebta Liido Magaalada Muqdisho horraantii Bishaan.<\/p>\n<p>Madaxda sare Dowladda Federaalka sida Madaxweynaha Jamhuuriyadda Xasan Sheekh Maxamuud, Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, Guddoomiye Aadan Madoobe iyo mas\u2019uuliyiin kale ayaa soo jeediyay in la dhinac istaago Dadka ehelkooda waxyeellada kasoo gaartay weerarkaas.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 27 August, 2024 {CBB}\u2013Guddigii sida gaarka ah loogu xilsaaray u gurmashada Dadka ehelkooda ku dhintay weerarkii tooska ahaa iyo qaraxii ka horreeyay ee Xeebta Liido ka dhacay 2dii Agoosto 2024 ayaa kaalmo lacageed ku wareejiyay ehelka Dadkii ku waayay weerarkaas. Xaflad lacag lagu guddoonsiinayay Dadkaan oo ka dhacday Magaalada Muqdisho waxaa lacag dhan min [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":922,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-921","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/921","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=921"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/921\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":923,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/921\/revisions\/923"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/922"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=921"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=921"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=921"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}