{"id":9267,"date":"2026-02-04T09:40:51","date_gmt":"2026-02-04T09:40:51","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9267"},"modified":"2026-02-04T09:40:51","modified_gmt":"2026-02-04T09:40:51","slug":"maraykanka-oo-hub-siiyay-ciidanka-federaalka-ee-ka-howlgalaya-shabeelaha-dhexe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9267","title":{"rendered":"Maraykanka oo Hub siiyay Ciidanka Federaalka ee ka howlgalaya Shabeelaha Dhexe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa hub iyo agab ciidan ku wareejiyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 kawada Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle.<\/p>\n<p>Saraakiil katirsan Ciidanka Maraykanka ayaa sheegay in Hubkaan iyo agabkaan Militari ay muhiim u yihiin sii wadista howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 ee ka socda deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle gaar ahaan Shabeelaha Dhexe.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maraykanka uga mahadcelisay garab istaagga ay Dowladdaas u muujisay Ciidamada Xoogga Dalka oo howlgallo culus ku jira sida hadalka loo dhigay.<\/p>\n<p>Maraykanka ayaa taageera Ciidamada Kumaandooska Danab oo Tababarkooda &amp; Hubkooda ay bixisay Dowladdaas, waxaa intaas dheer in Ciidamada Taliska AFRICOM kala qaybgalaan howlgallada qaar sida duqaymo ay fuliyaan iyo kuwo dhulka ah oo si wadajir ah u fuliyaan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 4 Feb 2026 {CBB}Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa hub iyo agab ciidan ku wareejiyay Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 kawada Gobolka Shabeelaha Dhexe ee Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle. Saraakiil katirsan Ciidanka Maraykanka ayaa sheegay in Hubkaan iyo agabkaan Militari ay muhiim u yihiin sii wadista howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9268,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9267","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9267","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9267"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9267\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9270,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9267\/revisions\/9270"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9268"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9267"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9267"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9267"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}