{"id":9279,"date":"2026-02-05T08:58:15","date_gmt":"2026-02-05T08:58:15","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9279"},"modified":"2026-02-06T09:21:45","modified_gmt":"2026-02-06T09:21:45","slug":"2-dagaal-xooggan-oo-ka-qarxay-baydhabo-kadib-weerar-lagu-qaaday-guri-ay-deganaayeen-ciidamo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9279","title":{"rendered":"2. Dagaal xooggan oo ka qarxay Baydhabo kadib weerar lagu qaaday guri ay deganaayeen ciidamo"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><strong>Khamiis 5 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Dagaal xooggan ayaa ka socda magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kaas oo bilaabmay maalintii shalay ahayd, isla markaana la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dagaalka ayaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed, kaas oo hadda ka socda bartamaha magaalada, waxaana uu hakad geliyey isu-socodka<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dagaalka oo u dhexeeya ciidamada KGS iyo ciidamo kale uu hogaaminayo Sarkaal lagu magacaaabo Cabdirahmaan Nishow ayaa yimid kadib markii la weeraray guri ay ku sugnaayeen ciidamadiisa.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x14z9mp xat24cr x1lziwak x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wararka u danbeeya waxay sheegayaan in saaka oo mar kale dagaalka uu dib u bilowdey dagaalka ka socdo guri uu Baydhabo ka degan yahay Wasiirka Xanaanada Xoolaha ee Dowlada Soomaaliya Xasan Xuseen Eelay.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 5 Feb 2026 {CBB}Dagaal xooggan ayaa ka socda magaalada Baydhabo, xarunta gobolka Baay, kaas oo bilaabmay maalintii shalay ahayd, isla markaana la isku adeegsanayo hubka noocyadiisa kala duwan. Dagaalka ayaa ka dhashay khasaare isugu jira dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed, kaas oo hadda ka socda bartamaha magaalada, waxaana uu hakad geliyey isu-socodka Dagaalka oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9280,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9279","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9279","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9279"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9279\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9281,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9279\/revisions\/9281"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9279"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9279"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9279"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}