{"id":9294,"date":"2026-02-05T11:39:40","date_gmt":"2026-02-05T11:39:40","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9294"},"modified":"2026-02-06T11:45:57","modified_gmt":"2026-02-06T11:45:57","slug":"ida-ay-u-soo-afjareen-koonfur-galbeed-ciidankii-baydhabo-kula-dagaalamay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9294","title":{"rendered":"ida ay u soo Afjareen Koonfur Galbeed Ciidankii Baydhabo kula Dagaalamay."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 5 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Mas\u2019uuliyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in Ciidamada Ammaanka ay si guul ah u soo gebagabeeyeen howlgal ballaaran oo maanta ka socday magaalada Baydhabo, kaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxo hubeysan oo carqalad ku hayay amniga iyo nolosha shacabka.<\/p>\n<p>Warbixin ay baahisay Telefishinka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in howlgalka uu bilowday saacadihii hore ee subaxnimada, islamarkaana lagu beegsaday kooxo ay mas\u2019uuliyiintu ku sifeeyeen kuwo ka soo horjeeday nabadda, kana shaqeynayay falal amni darro ah oo si toos ah u saameynayay dadka ku nool Baydhabo.<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Koonfur Galbeed, Maxamed Ibraahin Bilaal, ayaa si rasmi ah u sheegay in kooxihii hubeysnaa ee khatarta ku ahaa amniga magaalada la wiiqay, lana joojiyay dhaqdhaqaaqyadoodii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiirka Warfaafinta Koonfur Galbeed muxuu ka sheegey dagaalkii maanta?\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/BRTCh6PfiaU?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Wasiirka Amniga KGS Xasan Abdi qaadir ayaa si adag ugu hadley Degaalkii Maanta Baydhabo Ka dhacay.\" width=\"640\" height=\"360\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/iGxfJMSKWs8?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n<p><iframe loading=\"lazy\" title=\"Agaasimaha Tubsan Ilyaas Ali Nuur Oo Kahadley Degaalkii Ka dhacay Baydhabo.\" width=\"640\" height=\"480\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/U7RLIKQyhhQ?feature=oembed\" frameborder=\"0\" allow=\"accelerometer; autoplay; clipboard-write; encrypted-media; gyroscope; picture-in-picture; web-share\" referrerpolicy=\"strict-origin-when-cross-origin\" allowfullscreen><\/iframe><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 5 Feb 2026 {CBB}Mas\u2019uuliyiinta Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey in Ciidamada Ammaanka ay si guul ah u soo gebagabeeyeen howlgal ballaaran oo maanta ka socday magaalada Baydhabo, kaas oo lagu bartilmaameedsaday kooxo hubeysan oo carqalad ku hayay amniga iyo nolosha shacabka. Warbixin ay baahisay Telefishinka Koonfur Galbeed ayaa lagu sheegay in howlgalka uu bilowday [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9296,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9294","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9294","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9294"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9294\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9297,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9294\/revisions\/9297"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9296"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9294"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9294"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9294"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}