{"id":9336,"date":"2026-02-07T08:44:26","date_gmt":"2026-02-07T08:44:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9336"},"modified":"2026-02-07T08:44:26","modified_gmt":"2026-02-07T08:44:26","slug":"mw-soomaaliya-xasan-sheekh-maxamuud-oo-lagu-wado-in-uu-la-kulmo-madaxda-dalka-qatar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9336","title":{"rendered":"MW Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo lagu wado in uu la kulmo Madaxda Dalka Qatar"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 7 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo madaxda Dalka Carbeed ee Qatar kaddib markii uu xalay gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalkaas.<\/p>\n<p>Waxyaabaha ay kawada hadlayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiir Sheekh Tamiim Bin Xamad Aala-thani waa Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar, Amniga, Dhaqaalaha, Siyaasadda iyo qodobo kale oo quseeya Danaha Muqdisho &amp; Dooxa.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safarkaan uu ku joogo Qatar waxa uu u yahay albaabka safarro uu ku kala tagayo Dalal kala duwan si uu u xoojiyo iskaashiga kala dhaxeeya waddamadaan dhanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Qatar waxa ay safka hore uga jirtaa Dalalka Saaxiibada dhow la ah Soomaaliya isla markaana ka dhiidhiyay faragelinta Israa\u2019iil ay ku samaysay midnimada iyo wadajirka Dalka, sidoo kale waxa ay ka gacansiisaa dhinacyo kala duwan sida Amniga, Dhaqaalaha &amp; Tababarrada Ciidanka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 7 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in uu maanta la kulmo madaxda Dalka Carbeed ee Qatar kaddib markii uu xalay gaaray Magaalada Dooxa ee Caasimadda Dalkaas. Waxyaabaha ay kawada hadlayaan Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Amiir Sheekh Tamiim Bin Xamad Aala-thani waa Xoojinta Iskaashiga Soomaaliya iyo Qatar, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9337,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9338,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9336\/revisions\/9338"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9337"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}