{"id":937,"date":"2024-08-29T07:44:41","date_gmt":"2024-08-29T07:44:41","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=937"},"modified":"2024-08-29T07:46:36","modified_gmt":"2024-08-29T07:46:36","slug":"maareeyaha-hayadda-duulista-rayidka-soomaaliyeed-garoon-cusub-oo-diyaaradeed-ayaa-laga-dhisi-doona-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=937","title":{"rendered":"Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed \u201cGaroon cusub oo diyaaradeed ayaa laga dhisi doona Muqdisho\u201d"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 29 August, 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macalin ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya wado qorshe garoon cusub oo casri ah looga dhisayo magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Maareeyaha ayaa sheegay in dhawaan uu Madaxweynaha Dowladda Federaalka dhagax dhigi doono garoonkan cusub oo bixin doono adeegyo kala duwan.<\/p>\n<p>Wuxuu sidoo kale sheegay in dowladaha dariska aysan dooneyn in Soomaaliya ay hesho garoon weyn oo suuq caalami ah hela, taasina oo shaqo abuur u noqon kara dhalinyarrada.<\/p>\n<p><strong>\u201cGaroon cusub oo adeegyo badan laga heli doona \u00a0ayaa laga dhisi doonaa magaalada Muqdisho, waxaana u shaqo tagi doona in ka badan 10 kun oo dhallinyarro ah\u201d<\/strong>\u00a0ayuu yiri Maareeye Axmed.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa uu sheegay in garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ay ka maqan yihiin adeegyo badan, isla markaasna ay wadaan qorshaha dhismaha garoonka cusub.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 29 August, 2024 {CBB}\u2013Maareeyaha Hay\u2019adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed, Axmed Macalin ayaa sheegay in ay dowladda Soomaaliya wado qorshe garoon cusub oo casri ah looga dhisayo magaalada Muqdisho. Maareeyaha ayaa sheegay in dhawaan uu Madaxweynaha Dowladda Federaalka dhagax dhigi doono garoonkan cusub oo bixin doono adeegyo kala duwan. Wuxuu sidoo kale sheegay in dowladaha dariska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":938,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-937","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/937","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=937"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/937\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":941,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/937\/revisions\/941"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/938"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=937"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=937"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=937"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}