{"id":9386,"date":"2026-02-09T08:57:20","date_gmt":"2026-02-09T08:57:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9386"},"modified":"2026-02-09T08:57:20","modified_gmt":"2026-02-09T08:57:20","slug":"madaxweyne-cirro-oo-ka-hadlay-qorshaha-trump-ee-nabadda-qasa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9386","title":{"rendered":"Madaxweyne Cirro oo ka hadlay Qorshaha Trump ee Nabadda Qasa"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 9 Feb 2026 {CBB} <\/strong>Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi \u2018Cirro\u2019 oo la hadlayey warbaahinta Sky News qaybteeda Carabiga sheegay in ay taageersan yihiin qorshaha nabadda Qasa ee Trump horkacayo.<\/p>\n<p>\u201cDawladda Somaliland waxay taageersan tahay hindisaha nabadeed ee Madaxweyne Donald Trump ee Qaza ee dadka Falastiiniyiinta,\u201d ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xaqiijinaynaa aaminaaddeenna ah in ay wada noolaan karaan quruumuhu iyo in nabadda ay tahay waddada keliya ee waarta ee xasilloonida iyo wada noolaanshaha.\u201d ayuu sii raaciyey hadalkiisa Madaxweyne Cirro<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 9 Feb 2026 {CBB} Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi \u2018Cirro\u2019 oo la hadlayey warbaahinta Sky News qaybteeda Carabiga sheegay in ay taageersan yihiin qorshaha nabadda Qasa ee Trump horkacayo. \u201cDawladda Somaliland waxay taageersan tahay hindisaha nabadeed ee Madaxweyne Donald Trump ee Qaza ee dadka Falastiiniyiinta,\u201d ayuu yidhi Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro. \u201cWaxaan xaqiijinaynaa aaminaaddeenna ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9387,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9386","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9386","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9386"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9386\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9388,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9386\/revisions\/9388"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9387"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9386"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9386"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9386"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}