{"id":9400,"date":"2026-02-10T09:02:34","date_gmt":"2026-02-10T09:02:34","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9400"},"modified":"2026-02-10T09:02:34","modified_gmt":"2026-02-10T09:02:34","slug":"maxkamadda-ciidamada-qalabka-sida-oo-muqdisho-ku-toogatay-rag-lagu-eedeeyay-in-ay-dilal-ka-gaysteen-caasimadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9400","title":{"rendered":"Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida oo Muqdisho ku toogatay Rag lagu eedeeyay in ay dilal ka gaysteen Caasimadda"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Magaalada Muqdisho ku toogatay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen 4 qof, waxaa lagu magacaabaa Cabdi Cabdulqaadir Maxamed oo la sheegay in \u2018AS\u2019 looga dhex yaqaanay Xuseen iyo Farxmaan Maxamuud Cabdinuur Aadan oo isna loo garanayay Xasan.<\/p>\n<p>Maxkamadda Derajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa kahor inta aysan ku ridin xukunka Maanta raggaas lagu fuliyay waxa ay dhagaysatay Baarista Xeer Ilaalinta, dacwad oogista iyo difaaca qareennada Cabdi iyo Farxmaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Xabsiyada Dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan Xabsiga Dhexe waxaa ku xiran Rag lagu xukumay Dil toogasho ah kuwaas oo horay uga soo muuqday Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida waxa ay isugu jiraan Rag katirsan \u2018AS\u2019 iyo askar dishay Dad rayid ah iyo ciidamo kale.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa saaka Magaalada Muqdisho ku toogatay labo Nin oo ku eedeysan in ay horay u dileen 4 qof, waxaa lagu magacaabaa Cabdi Cabdulqaadir Maxamed oo la sheegay in \u2018AS\u2019 looga dhex yaqaanay Xuseen iyo Farxmaan Maxamuud Cabdinuur Aadan oo isna loo garanayay Xasan. Maxkamadda Derajada Koowaad ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9401,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9400","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9400","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9400"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9400\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9402,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9400\/revisions\/9402"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9401"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9400"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9400"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9400"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}