{"id":9409,"date":"2026-02-10T09:13:11","date_gmt":"2026-02-10T09:13:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9409"},"modified":"2026-02-10T09:13:11","modified_gmt":"2026-02-10T09:13:11","slug":"soomaaliya-turkiga-oo-ku-heshiiyay-in-ay-iska-kaashadaan-isgaarsiinta-elektarooniga-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9409","title":{"rendered":"Soomaaliya &#038; Turkiga oo ku heshiiyay in ay iska kaashadaan Isgaarsiinta Elektarooniga ah"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 10 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya &amp; Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha &amp; adkaynta Nidaamka Internetka sida lagu xusay bayaan kasoo baxay Labadaas hay\u2019adood.<\/p>\n<p>Soomaaliya waxaa heshiiskaan u saxiixay Maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mustafa Yaasiin Sheekh waxa uu dhiggiisa Turkiga \u00d6mer Abdullah Karag\u00f6zo\u011flu uga mahadceliyay in heshiiskaan ay wadagalaan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=1594666518&amp;adf=334075517&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1770714464&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fsoomaaliya-turkiga-oo-ku-heshiiyay-in-ay-iska-kaashadaan-isgaarsiinta-elektarooniga-ah%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ0LjAuNzU1OS4xMzMiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siTm90KEE6QnJhbmQiLCI4LjAuMC4wIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0NC4wLjc1NTkuMTMzIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTQ0LjAuNzU1OS4xMzMiXV0sMF0.&amp;abgtt=7&amp;dt=1770714462964&amp;bpp=1&amp;bdt=2412&amp;idt=1&amp;shv=r20260206&amp;mjsv=m202602050101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1770714382%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1770714382%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1770714382%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=1844231183244&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1828&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=42531705%2C42532523%2C95378425%2C95381489%2C95382078%2C95382332%2C95382340%2C95382730%2C95382841%2C95340253%2C95340255&amp;oid=2&amp;pvsid=2182457456766377&amp;tmod=1021579097&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C1600%2C860%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=1.1&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNzEuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=1042\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CKXFjLXJzpIDFSO_0QQdqF44Eg\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Heshiiska ayaa ka dhacay Xarunta hay\u2019adda Qaran ee Isgaarsiinta Turkiga (BTK), waxaana Ankara ay xusay in heshiiskaan uu qayb ka yahay nidaaminta Isgaarsiinta Dayax-gacmeedka, Amniga Saybarka, Maaraynta hirarka kaabeyaasha Internetaka baahsan iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Hay\u2019adda Teknolojiyadda Macluumaadka iyo Isgaarsiinta ee Jamhuuriyadda T\u00fcrkiye, \u00d6mer Abdullah Karag\u00f6zo\u011flu ayaa sidoo kale bogaadiyay shaqada adag ay qabatay Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka Soomaaliya.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cAnaga oo u mareyna iskaashigan, waxa aan kor u qaadaynaa is-weydaarsiga aqoonta, khibradda nidaaminta, si kor loogu qaado qeybaha isgaarsiinta ee mustaqbalka fog ee labada dal ee T\u00fcrkiye iyo Soomaaliya\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu yiri \u00d6mer Abdullah Karag\u00f6zo\u011flu, Guddoomiyaha BTK.<\/p>\n<p>Maareeyaha Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mustafa Yaasiin ayaa dhankiisa sheegay in heshiiskaan uu muhiim u yahay xoojinta wadashaqaynta Hay\u2019adeed ee u dhaxeeya Labadaan Hay\u2019ad ee HIQ &amp; BTK isla markaana awood siinayso dhisidda Awoodda Shaqaalaha.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa Soomaaliya ku hoggaamisay isbaddello muuqda iyada oo la jaanqaadaysa Dalalka horumarka ka sameeyay arrimahaas, waxa ay ka qaybgashay shirar caalami ah iyada oo kusoo bandhigtay fursadaha iyo isbaddelka dalka ka jira.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 10 Feb 2026 {CBB}Hay\u2019adaha Isgaarsiinta Qaranka ee Soomaaliya &amp; Turkiga ayaa ku heshiiyay in ay iska kaashadaan dhinaca Isgaarsiinta Elektarooniga, Khibradaha &amp; adkaynta Nidaamka Internetka sida lagu xusay bayaan kasoo baxay Labadaas hay\u2019adood. Soomaaliya waxaa heshiiskaan u saxiixay Maareeyaha guud ee Hay\u2019adda Isgaarsiinta Qaranka, Mustafa Yaasiin Sheekh waxa uu dhiggiisa Turkiga \u00d6mer Abdullah Karag\u00f6zo\u011flu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9410,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9409","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9409","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9409"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9409\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9411,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9409\/revisions\/9411"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9410"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9409"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9409"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9409"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}