{"id":9444,"date":"2026-02-12T07:51:01","date_gmt":"2026-02-12T07:51:01","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9444"},"modified":"2026-02-14T08:14:27","modified_gmt":"2026-02-14T08:14:27","slug":"wasaaradda-gaashaandhiga-ayaa-sheegtay-in-ay-jiraan-tiro-askar-ah-oo-ciidanka-xoogga-looga-saarey-anshax-xumo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9444","title":{"rendered":"Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo Ciidanka Xoogga looga saarey anshax xumo ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo Ciidanka Xoogga looga saarey anshax xumo, howl gudasho la\u2019aan iyo maandooriye.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda gaandhiga ayaa si gaar ah loogu soo hadal qaaday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo maalmihii la soo dhaafay ku bannaanbaxay magaalada Muqdisho, kuwaasi oo ka cabanayay Mushaar la\u2019aan.<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Geographic Reference\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\">Geographic Reference<\/div>\n<p>\u201cWasaaraddu waxay caddaynaysaa in Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay xuquuqdooda u helaan si joogto ah, uuna yahay hay\u2019ad qaran oo huwan sharaf, anshax, iyo u adeegidda shacabka, isla markaana aan marnaba la aqbali karin wax kasta oo dhaawacaya sumcadda ciidanka iyo kalsoonida shacabka\u201d ayaa lagu yiri War-saxaafadeedka Wasaaradda.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaradda ayaa xustay in Ciidamada bannaanbaxay ay qeyb ka yihiin Askarta lagu helay howl gudasho la\u2019aanta, anshax xumada iyo arrimo kale.<\/p>\n<p>Ugu dambeyn qoraalka Wasaaradda ayaa lagu yiri \u201cWasaaradda Gaashaandhigga iyo Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed waxay mar kale adkaynayaan in cid kasta oo ku kacda falal wax u dhimaya anshaxa ciidanka, nabadgalyada, ama sharciga ay wajihi doonto ciqaab waafaqsan xeerarka dalka iyo kuwa ciidamada\u201d<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_5_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Hoos ka akhriso War-saxaafadeedka<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/saxafadwwd-212x300.jpg\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Wasaaradda Gaashaandhiga Xukumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay jiraan tiro askar ah oo Ciidanka Xoogga looga saarey anshax xumo, howl gudasho la\u2019aan iyo maandooriye. &nbsp; &nbsp; War-saxaafadeed ka soo baxay wasaaradda gaandhiga ayaa si gaar ah loogu soo hadal qaaday Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka oo maalmihii la soo dhaafay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9445,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9444","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9444","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9444"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9444\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9447,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9444\/revisions\/9447"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9444"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9444"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9444"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}