{"id":9448,"date":"2026-02-12T08:15:32","date_gmt":"2026-02-12T08:15:32","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9448"},"modified":"2026-02-14T08:20:21","modified_gmt":"2026-02-14T08:20:21","slug":"madaxweynaha-kenya-oo-sheegay-xiligadib-loo-furayo-xadka-kenya-iyo-soomaaliya-udhaxeyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9448","title":{"rendered":"Madaxweynaha Kenya oo sheegay xiligadib loo furayo xadka Kenya iyo Soomaaliya udhaxeyo ."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ku dhawaaqay in xudduudda Mandheera ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya dib loo furi doono bisha Abriil ee sannadka 2026.<\/p>\n<p>Go\u2019aanka uu ku dhawaaqay Ruto ayaa u muuqda mid culeyska ka qaadaya shacabka labada dhinac ee deggan Kenya iyo Soomaaliya oo wadaaga xiriir dhaqaale iyo mid qoys.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay magaalada Mandheera, madaxweynuhu wuxuu ku tilmaamay wax aan la aqbali karin inay bulshooyinka xudduudda ku nool ay ka go\u2019naadaan eheladooda iyo deriskooda Soomaaliya sababo la xiriira xirnaanshaha marinkaas.<\/p>\n<p>Wuxuu xusay in dib u furista xadku ay soo celin doonto isku xirka, isla markaana ay gacan ka geysan doonto soo nooleynta ganacsiga si ay uga faa\u2019iideystaan labada dhinacba.<\/p>\n<p>Kenya ayaa hore xirida xadka Soomaaliya u sababeysay in ay uga golleedahay adkeynta amniga iyo ka hortagida weerarada ay xilliyada qaar halkaasi ka fuliyaan AS.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Kenya, William Ruto ayaa ku dhawaaqay in xudduudda Mandheera ee u dhaxaysa Kenya iyo Soomaaliya dib loo furi doono bisha Abriil ee sannadka 2026. Go\u2019aanka uu ku dhawaaqay Ruto ayaa u muuqda mid culeyska ka qaadaya shacabka labada dhinac ee deggan Kenya iyo Soomaaliya oo wadaaga xiriir dhaqaale iyo mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9450,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9448"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9451,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9448\/revisions\/9451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9450"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}