{"id":9464,"date":"2026-02-12T08:45:31","date_gmt":"2026-02-12T08:45:31","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9464"},"modified":"2026-02-14T08:54:50","modified_gmt":"2026-02-14T08:54:50","slug":"rw-xamsa-oo-hoygiisa-ku-booqday-m-hore-shariif-sh-axmed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9464","title":{"rendered":"RW Xamsa oo hoygiisa ku booqday M\/ hore Shariif Sh Axmed.."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweyne hore Mudane Shariif Sh Axmed xilli loo madlanyahay shirka wadahadalka dowladda iyo Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayay booqashadiisa qeyb ka tahay niyad wanaagga madaxda dowladda ku wajahayso wadahadalka, horeyna u abuurtay jawi kasta oo xasiloon oo dalka horey loogu wadi karo.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa Ra\u2019iisul Wasaare hore Mudane Xasan Cali Kheyre oo xubin ka ahaa Golaha Mustaqbalka.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul Wasaaraha ayaa sheegay in gogosha dowladda ay markasta fidsantahay, albaabka madaxdana uu furanyahay, muhiimna tahay in dhinacyada lagala fariisto xal u halista arrimaha taagan si dalka uu horey ugu talaabsado, laga xoreeyo cadawga Khawaariijta, meelna looga soo wada jeesto farogalinta dibadeed ee lagu sameeyay dalka.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 12 Feb 2026 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa hoygiisa ku booqday Madaxweyne hore Mudane Shariif Sh Axmed xilli loo madlanyahay shirka wadahadalka dowladda iyo Golaha Mustaqbalka. Ra\u2019iisul Wasaare Xamsa ayay booqashadiisa qeyb ka tahay niyad wanaagga madaxda dowladda ku wajahayso wadahadalka, horeyna u abuurtay jawi kasta oo xasiloon oo dalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9465,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9464"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9466,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9464\/revisions\/9466"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9465"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}