{"id":9482,"date":"2026-02-13T09:05:21","date_gmt":"2026-02-13T09:05:21","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9482"},"modified":"2026-02-14T09:07:01","modified_gmt":"2026-02-14T09:07:01","slug":"rw-xamse-oo-gaaray-hotel-airport-oo-ay-daganyihiin-axmed-madoobe-iyo-saciid-dani","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9482","title":{"rendered":"RW Xamse oo gaaray Hotel Airport oo ay daganyihiin Axmed Madoobe iyo Saciid Dani."},"content":{"rendered":"<p><strong>Jimco 13 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray Airport Hotel oo ay daganyihiin Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland.<\/p>\n<p>Ra\u2019iiaulwasaare Xamse ayaa hadda kulan gaar ah kula jira Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Waxaana aad loo xadiday in wax muuqaal ama sawir ah laga qaado kulanka Ra\u2019iisulwasaare Xamse iyo Madaxweyne Axmed Madoobe kadib soo jeedin ka timid Hab maamuuska Madaxweynaha Jubbaland.<\/p>\n<p>Wararka qaar ayaa sheegaya in masuuliyiin la socday Ra\u2019iisulwasaare Xamse aysan suuragal u noqon inay ka qeybgalaan kulanka sababo illaa iyo hadda aan la ogeyn.<br \/>\nKulanka Axmed Madoobe kadib Deni ayuu la kulmi doona Ra\u2019iisulwasaare Xamse.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jimco 13 Feb 2026 {CBB}Ra\u2019iisulwasaare Xamse Cabdi Barre ayaa gaaray Airport Hotel oo ay daganyihiin Madaxweynayaasha Jubbaland iyo Puntland. Ra\u2019iiaulwasaare Xamse ayaa hadda kulan gaar ah kula jira Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe Waxaana aad loo xadiday in wax muuqaal ama sawir ah laga qaado kulanka Ra\u2019iisulwasaare Xamse iyo Madaxweyne Axmed Madoobe kadib soo jeedin ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9483,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9482","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9482","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9482"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9482\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9484,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9482\/revisions\/9484"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9483"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9482"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9482"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9482"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}