{"id":9514,"date":"2026-02-15T07:39:29","date_gmt":"2026-02-15T07:39:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9514"},"modified":"2026-02-16T07:42:19","modified_gmt":"2026-02-16T07:42:19","slug":"madaxweynaha-soomaaliya-oo-itoobiya-kula-kulmay-madaxda-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9514","title":{"rendered":"Madaxweynaha Soomaaliya Oo Itoobiya kula kulmay madaxda Afrika."},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 15 Feb 2026 {CBB} <\/strong>\u00a0Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulamo diblomaasiyadeed oo muhiim ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeyb galaya shirka Midowga Afrika.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Kenya William Ruto, iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka diblomaasiyadeed, iskaashiga amniga, la dagaallanka argagixisada, iyo horumarinta iskaashiga dhaqaale ee gobolka.<\/p>\n<p>Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay mas\u2019uuliyiin kale oo Afrikaan ah, isagoo kala hadlay xoojinta xiriirka ay Soomaaliya la leedahay dalalka qaaradda, xaaladda siyaasadeed ee dalka, amniga, iyo dadaallada dib u dhiska dowladnimada.<\/p>\n<p>Madaxweynaha ayaa sidoo kale khudbad ka jeediyay shirka Midowga Afrika, isagoo ka hadlay xaaladda Soomaaliya iyo horumarka laga gaaray xasilloonida iyo dowlad-dhiska. Wuxuu madaxda Afrika uga mahadceliyay taageerada joogtada ah ee ay u fidinayaan midnimada, wadajirka, iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulamadan ayaa muujinaya dadaallada diblomaasiyadeed ee ay Soomaaliya ku xoojinayso xiriirka gobolka iyo doorka ay ka qaadanayso xasilloonida iyo iskaashiga Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 15 Feb 2026 {CBB} \u00a0Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulamo diblomaasiyadeed oo muhiim ah la yeeshay madax kala duwan oo ka qeyb galaya shirka Midowga Afrika. Madaxweynaha ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, Madaxweynaha Kenya William Ruto, iyo Ra\u2019iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed. Kulamadan ayaa diiradda lagu saaray [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9515,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9514","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9514","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9514"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9514\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9516,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9514\/revisions\/9516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9515"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9514"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9514"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9514"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}