{"id":9520,"date":"2026-02-16T07:52:11","date_gmt":"2026-02-16T07:52:11","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9520"},"modified":"2026-02-16T07:52:24","modified_gmt":"2026-02-16T07:52:24","slug":"israaiil-oo-dirtay-dalab-la-xirriira-heshiiska-nukliyeerka-iran","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9520","title":{"rendered":"Israa\u2019iil oo dirtay dalab la xirriira heshiiska nukliyeerka Iran."},"content":{"rendered":"<p><strong>isniin 16 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Raysal wasaaraha Israa\u2019iil ayaa dalbaday in meesha laga saaro dhamaan uranium-ka la kobciyay ee Iran iyada oo qayb ka ah heshiis kasta oo laga gaaro barnaamijka nukliyeerka Texran.<\/p>\n<p>Benjamin Netanyahu ayaa hadalkaan jeediyay, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Iran uu u safray Switzerland, si uu uga qayb galo wareeggii ugu dambeeyay ee wadahadallada aan tooska ahayn ee lala yeelanayo Mareykanka.<\/p>\n<p>Wadahadallada Talaadada dhacaya ayaa waxaa ka qeyb gali doona ergeyga gaarka ah ee Mareykanka, Steve Witkoff iyo wiilka uu sodogga u yahay madaxweyne Trump, Jared Kushner.<\/p>\n<p>Horaantii, ku xigeenka wasiirka arrimaha dibadda Iran ayaa sheegay, in dowladdiisu ay u furan tahay tanaasul haddii cunaqabateynta la qaado, balse aysan ka hadli doonin barnaamijkeeda gantaalaha ballistic-ga \u2013 dalab kale oo muhiim ah oo Israa\u2019iil ay waddo.<\/p>\n<p>Netanyahu waxa uu sheegay in uu ka walwalsan yahay heshiiska Mareykanka iyo Iraan ee hubka nukliyeerka, laakiin waa in uu ku jiraa in laga saaro uranium-ka la kobciyay ee Iiraan ayuu yiri.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>isniin 16 Feb 2026 {CBB}Raysal wasaaraha Israa\u2019iil ayaa dalbaday in meesha laga saaro dhamaan uranium-ka la kobciyay ee Iran iyada oo qayb ka ah heshiis kasta oo laga gaaro barnaamijka nukliyeerka Texran. Benjamin Netanyahu ayaa hadalkaan jeediyay, iyadoo wasiirka arrimaha dibadda Iran uu u safray Switzerland, si uu uga qayb galo wareeggii ugu dambeeyay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9521,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9520","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9520","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9520"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9520\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9522,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9520\/revisions\/9522"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9521"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9520"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9520"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9520"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}