{"id":9527,"date":"2026-02-16T08:12:24","date_gmt":"2026-02-16T08:12:24","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9527"},"modified":"2026-02-16T08:12:24","modified_gmt":"2026-02-16T08:12:24","slug":"masar-oo-sheegtay-in-ciidanka-ay-usoo-dirayso-soomaaliya-uu-wax-ka-baddelayo-nabadgalyada-dalka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9527","title":{"rendered":"Masar oo sheegtay in Ciidanka ay usoo dirayso Soomaaliya uu wax ka baddelayo nabadgalyada Dalka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin16 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa uu usoo dirayo Soomaaliya ay rajo wanaagsan ka qabaan inay qayb weyn ka qaataan isbaddelka Amniga Dalka sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<p>Waraysi uu bixiyay waxa uu ku sheegay in ka sokoow in ciidamada Masar ay qayb ka yihiin howlgalka Midowga Afrika ee AUSSOM in ay haddana ka go\u2019an tahay inay door muuqda ka qaataan sidii ay qayb uga noqon lahaayeen adkaynta amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wasiirka oo sii hadlay ayaa sheegay in Masar ay Aqoon buuxda u leedahay howlgallada Nabad ilaalinta sidaas awgeed ay ciidankooda fahamsan yihiin waxyaabaha waajibka ku ah marka loo dil dalalka u baahan in Dowladdooda la gacan qabto.<\/p>\n<p>\u201cMasar waxa ay diyaarisay Ciidamadii ay u diri lahayd Soomaaliya, ujeedkeenna waa in aan wax kusoo kordhinaa howlgallada nabad ilaalinta, waxaa naga go\u2019an in aan xoogga saarno adkaynta ammaanka oo aan la shaqayno Ciidamada Soomaalida ah iyo kuwa kale ee Afrika\u201d Sidaasi waxaa yiri, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Badr Abdelatty.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu markale adkeeyay in Mowqifka Jamhuuriyadda Carbeed Masar ee Soomaaliya uu yahay in aan la kala qaybin oo mid ay tahay Soomaaliya, isaga oo cambaareeyay faragelinta Israa\u2019iil iyo sharci darrada ay kula dhaqaaqday Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cMowqifka Masar waa mid marweliba cad, Soomaaliya waa mid mana jirto sabab loo kala qaybin karo, Faragelinta Israa\u2019iil ay ku samaysay waa mid sharciga dhinac marsan, waxaan garab taaganahay Dowladda iyo Shacabka aan walaalaha nahay ee Soomaaliya\u201d Ayuu hadalkiisa sii raaciyay, Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty.<\/p>\n<p>Masar ayaa ku biirtay howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ka socda, waxa ay dhowaan soo bandhigtay ciidamo wata Gaadiid ka duwan kuwa ay wataan Askarta AUSSOM isla markaana dhoollatus ku hor sameeyay Madaxweyneyaasha Soomaaliya iyo Masar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin16 Feb 2026 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda Masar, Dr Badr Abdelatty ayaa sheegay in ciidamada dalkiisa uu usoo dirayo Soomaaliya ay rajo wanaagsan ka qabaan inay qayb weyn ka qaataan isbaddelka Amniga Dalka sida uu hadalka u dhigay. Waraysi uu bixiyay waxa uu ku sheegay in ka sokoow in ciidamada Masar ay qayb ka yihiin howlgalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9528,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9527","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9527"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9530,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9527\/revisions\/9530"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}