{"id":953,"date":"2024-09-01T06:51:42","date_gmt":"2024-09-01T06:51:42","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=953"},"modified":"2024-09-01T06:51:42","modified_gmt":"2024-09-01T06:51:42","slug":"madaxweyne-xasan-sheekh-oo-saraakiisha-ciidamada-xoogga-kala-hadlay-dagaalka-as","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=953","title":{"rendered":"Madaxweyne Xasan Sheekh oo saraakiisha ciidamada xoogga kala hadlay dagaalka AS"},"content":{"rendered":"<p><strong>Axad\u00a0 31 August, 2024 {CBB}<\/strong><strong>\u2013<\/strong>Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u00a0 Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay saraakiisha sare ee ciidamada xoogga, iyada oo looga hadlay arrimo la xiriira dagaalka AS.<\/p>\n<p>Kulanka oo ka dhacay xarruunta Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda iyo saraakiisha ciidamada xoogga.<\/p>\n<p>Qoraal kooban oo ka soo baxay Villa Somalia ayaa lagu sheegay in Taliyaha Ciidamada Xoogga Dalka Sarreeye Gaas Ibraahim Sheikh Muxudiin iyo Saraakiisha hoggaaminaya qeybaha kala duwan ee Talisyada Ciidamada ayaa Madaxweynaha la wadaagay howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka.<\/p>\n<p>Kormeerka uu madaxweynaha ku tagey xarruunta wasaaradda gaashaandhiga ayaa ku soo aadaya xilli ay ciidamada xoogga howlgallo ka dhan ah AS ka wadaan dalka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Axad\u00a0 31 August, 2024 {CBB}\u2013Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u00a0 Xasan Shiikh Maxamuud ayaa kulan la yeeshay saraakiisha sare ee ciidamada xoogga, iyada oo looga hadlay arrimo la xiriira dagaalka AS. Kulanka oo ka dhacay xarruunta Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiinta Wasaaradda iyo saraakiisha ciidamada xoogga. Qoraal kooban oo ka soo baxay Villa Somalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":954,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-953","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/953","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=953"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/953\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":956,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/953\/revisions\/956"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/954"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=953"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=953"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=953"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}