{"id":9562,"date":"2026-02-17T10:44:29","date_gmt":"2026-02-17T10:44:29","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9562"},"modified":"2026-02-17T10:44:29","modified_gmt":"2026-02-17T10:44:29","slug":"saudi-arabiya-jordan-uae-qatar-indonesia-pakistan-egypt-turkey-oo-kahor-yimid-tallaab-ay-qaadday-israaiil","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9562","title":{"rendered":"Saudi Arabiya, Jordan, UAE, Qatar, Indonesia, Pakistan, Egypt &#038; Turkey oo kahor yimid tallaab ay qaadday Israa\u2019iil"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 17 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Warsaxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka Sacuudi Carabiya, Urdun, Isutagga Imaaraatka Carabta, Qatar, Indoneisa, Pakistan, Masar &amp; Turkiga ayaa looga hor yimid tallaab dhul-ballaarsi ah oo Israa\u2019iil ay ka samaysay Daanta Galbeed.<\/p>\n<p>Warka ayaa intaas lagu daray in dhulkaas ay boobayso Israa\u2019iil ay u martay hannaan sharci darro ah maadaama dhulkaan oo ay xoog ku haysatay ay ugu magac dartay \u201cDhul Dowladeed ama Dan guud noqonaya\u201d sida ay hadalka u dhigtay Israa\u2019iil.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Wasiirrada Arrimaha Dibadda dalalkaan ku dhow 10ka Dal ayaa sheegay in ay is hor istaagayaan tallaabo weliba oo dhinaca sharciga ah oo keenaysa in Israa\u2019iil ay boobto dhulka ay haatan sida sharci darrada ah ay u haysato sida bayaanka lagu xusay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaxa aan cambaarayneynaa go\u2019aanka ay soosaartay Israa\u2019iil ee ku saabsan in dhul ku yaalla Daanta Galbeed ee la haysto loo aqoonsado waxa loogu yeero Dhul Dowladeed oo la boobayo, waa in arrinta dhulkaas dib loogu celiyo heshiiskii 1967\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayaa lagu yiri bayaanka kasoo baxay Wasiirrada Arrimaha Dibadda dhowrka dal ah.<\/p>\n<p>Xukuumadda Benjamin Netanyahu ayaa xoogga saaraysa sidii ay u boobi lahayd Dhulka Falastiin iyada oo maalmo kahor Baraha Bulshada lasoo geliyay muuqaallo Dad carab ah oo inta ay cagaf geliyeen kaddib ku wareejiyay dad kale oo Yuhuud ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Warsaxaafadeed wadajir ah oo kasoo baxay Wasiirrada Arrimaha Dibadda Dalalka Sacuudi Carabiya, Urdun, Isutagga Imaaraatka Carabta, Qatar, Indoneisa, Pakistan, Masar &amp; Turkiga ayaa looga hor yimid tallaab dhul-ballaarsi ah oo Israa\u2019iil ay ka samaysay Daanta Galbeed. Warka ayaa intaas lagu daray in dhulkaas ay boobayso Israa\u2019iil ay u martay hannaan sharci [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9563,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9562","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9562","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9562"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9562\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9564,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9562\/revisions\/9564"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9563"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9562"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9562"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9562"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}