{"id":9580,"date":"2026-02-17T07:48:04","date_gmt":"2026-02-17T07:48:04","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9580"},"modified":"2026-02-18T07:49:17","modified_gmt":"2026-02-18T07:49:17","slug":"rw-qatar-oo-maanta-booqasho-aan-horey-loo-shaacin-ku-tagay-dalka-venezuela","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9580","title":{"rendered":"RW Qatar oo maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Venezuela."},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 17 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Qatar, Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Venezuela,<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Booqashadan ayaa ka dhigan sarkaalkii u sarreeyay oo ka baxsan Mareykanka oo afgambiyay maamulkii Venezuela, oo booqanaya dalkaa, iyadoo aan wali la bixin faahfaahin la xiriirta booqashadan.<\/p>\n<p>Dowladda Qatar ayaa muddo dhex dhexaadinaysay Mareykanka iyo Venezuela, waxayna ka mid tahay dalalka doorka ku leh isbeddelada ka dhacaya dalkaa ee Mareykanka uu gacanta ku hayo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 17 Feb 2026 {CBB}Ra\u2019iisul wasaaraha dalka Qatar, Mohammed bin Abdulrahman Al Thani ayaa maanta booqasho aan horey loo shaacin ku tagay dalka Venezuela, Booqashadan ayaa ka dhigan sarkaalkii u sarreeyay oo ka baxsan Mareykanka oo afgambiyay maamulkii Venezuela, oo booqanaya dalkaa, iyadoo aan wali la bixin faahfaahin la xiriirta booqashadan. Dowladda Qatar ayaa muddo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9581,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9580"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9582,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9580\/revisions\/9582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}