{"id":9590,"date":"2026-02-18T08:02:35","date_gmt":"2026-02-18T08:02:35","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9590"},"modified":"2026-02-18T08:02:35","modified_gmt":"2026-02-18T08:02:35","slug":"soomaaliya-iyo-qaybo-ka-mid-ah-dunida-muslimka-ayaa-maanta-ku-guda-jira-soon","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9590","title":{"rendered":"Soomaaliya iyo qaybo ka mid ah dunida Muslimka ayaa maanta ku guda jira soon."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Malaayiin qof oo ku nool daafaha dunida ayaa maanta u ah maalintii koobaad ee bisha Ramadan, kadib markii dowladda Sacuudiga ay gelinkii dabe ee shalay ku dhawaaqday in Arbacada maanta tahay maalinta koowaad ee soonka.<\/p>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Toban waddan oo Islaam ah ayaa ku dhawaaqay in la arkay bisha Ramadaan fiidkii Talaadada, taasoo Arbcada ka dhigaysa maalinta ugu dambeysa ee Shacbaan, iyo maalinta ugu horreysa ee soonka bisha Ramadaan sanadka 1447 Hijriga,<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_11_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Dalalkaas waxaa kamaid ah Imaaraadka Carabta, Sacuudi Carabiya, Qadar, Baxrayn, Kuwait iyo Yemen.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Ciraaq iyo Lubnaan ayaa sidoo kale kamid ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Dalka Suudaan, Golaha Fiqiga Islaamka ayaa ku dhawaaqay in Arbacada ay tahay maalinta koowaad ee Ramadaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Soomaaliya ayaa sidoo kale kamid ah dalalka maanta laga soomayo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Dalal kala ayaa ku dhawaaqay in aanan la arkin bisha, sidaa awgeed, waxay ku dhawaaqeen in Khamiista ay tahay maalinta koowaad ee soonka.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Dalalkaas waxaa ka mid ah Suuriya, Turkiga, Masar iyo Singapore, Masar, Urdun, Liibiya iyo Algeeriya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Dalka Indonesia, Wasaaradda Arrimaha Diinta ayaa ku dhawaaqday in Khamiista ay noqon doonto maalinta ugu horreysa ee Ramadaan.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Cumaan, todobaad ka hor ayay ku dhawaaqday in soonku bilaaban doono Khamiista.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"postStyles css-ahzbre e1yuyadm0\" dir=\"ltr\">Morocco iyo Mauritania ayaa kamid ah dalalka aan shaacin taariikhda laga soomayo dalalkooda.Soom<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Malaayiin qof oo ku nool daafaha dunida ayaa maanta u ah maalintii koobaad ee bisha Ramadan, kadib markii dowladda Sacuudiga ay gelinkii dabe ee shalay ku dhawaaqday in Arbacada maanta tahay maalinta koowaad ee soonka. Toban waddan oo Islaam ah ayaa ku dhawaaqay in la arkay bisha Ramadaan fiidkii Talaadada, taasoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9591,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9590","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9590","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9590"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9590\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9593,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9590\/revisions\/9593"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9591"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9590"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9590"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9590"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}