{"id":9617,"date":"2026-02-18T08:35:14","date_gmt":"2026-02-18T08:35:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9617"},"modified":"2026-02-18T08:35:14","modified_gmt":"2026-02-18T08:35:14","slug":"madaxda-sare-ee-dfs-oo-dadka-wax-haysta-ugu-baaqay-in-ay-caawiyaan-kuwa-sooman-ee-aan-waxba-haysan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9617","title":{"rendered":"Madaxda sare ee DFS oo Dadka Wax haysta ugu baaqay in ay caawiyaan kuwa sooman ee aan waxba haysan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku saabsan curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Ummadda Soomaaliyeed iyaga oo ugu baaqay in laga faa\u2019iidaysto fursadaha ku dhex jira Bishaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe &amp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa si isku mid ugu baaqay in la caawiyo Dadka aan wax haysan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"filled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Mas\u2019uuliyiintaan ugu sarraysa Dowladda Federaalka ayaa Dadka wax haysta xusuusiyay in ay caawiyaan kuwa u baahan garab istaagga weliba iyada oo dalka ay ka jirto xaalad abaar oo dad badan ay la hardamayaan duruufaha horyaalla.<\/p>\n<p>Sidoo kale waxa ay soo jeediyeen in la kordhiyo la shaqaynta Hay\u2019adaha Ammaanka oo mas\u2019uuliyad wayn ka saaran sidii nabadgalyo dadku ugu soomi lahaayeen maalmaha Bisha Barakaysan ee Ramadaan ee maanta billowga ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Madaxda Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo ku saabsan curashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan u diray Ummadda Soomaaliyeed iyaga oo ugu baaqay in laga faa\u2019iidaysto fursadaha ku dhex jira Bishaan. Madaxweynaha Dowladda Federaalka, Xasan Sheekh Maxamuud, Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe &amp; Ra\u2019iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9618,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9617","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9617","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9617"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9617\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9619,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9617\/revisions\/9619"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9618"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9617"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9617"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9617"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}