{"id":9620,"date":"2026-02-18T08:37:12","date_gmt":"2026-02-18T08:37:12","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9620"},"modified":"2026-02-18T08:37:12","modified_gmt":"2026-02-18T08:37:12","slug":"muuse-biixi-oo-shaki-geliyay-sababta-xukuumadda-cirro-ay-usoo-bandhigi-la-dahay-heshiiskii-ay-la-gashay-netanyahu","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9620","title":{"rendered":"Muuse Biixi oo Shaki geliyay sababta Xukuumadda Cirro ay usoo bandhigi la\u2019 dahay heshiiskii ay la gashay Netanyahu"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Maamulka Waqooyi Galbeed ayaa weerar toos ah ku qaaday Madaxweynaha haatan xilka maamulkaas haya ee Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro isaga oo ku dhaliilay in uu qarinayo heshiiskii fashilmay ee Israa\u2019iil uu la galay.<\/p>\n<p>Biixi ayaa carrabka ku dhuftay in ilaa haatan aanay jirin wax loosoo bandhigay Shacabka iyo Siyaasiyiinta si ay u ogaadaan heshiiskaas maadaama warar is dhaafsan ay kasoo kala baxeen dhinacyada Cabdiraxmaan Cirro iyo Benjamin Netanyahu.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=1154613672&amp;adf=246241701&amp;pi=t.aa~a.3124244464~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1771403758&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fmuuse-biixi-oo-shaki-geliyay-sababta-xukuumadda-cirro-ay-usoo-bandhigi-la-dahay-heshiiskii-ay-la-gashay-netanyahu%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ0LjAuNzU1OS4xMzMiLG51bGwsMCxudWxsLCI2NCIsW1siTm90KEE6QnJhbmQiLCI4LjAuMC4wIl0sWyJDaHJvbWl1bSIsIjE0NC4wLjc1NTkuMTMzIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTQ0LjAuNzU1OS4xMzMiXV0sMF0.&amp;abgtt=7&amp;dt=1771403744538&amp;bpp=1&amp;bdt=4874&amp;idt=1&amp;shv=r20260217&amp;mjsv=m202602170101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771403586%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771403586%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771403586%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=3478069726819&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=24&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1557&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=42531705%2C95378425%2C31096797%2C95383668&amp;oid=2&amp;pvsid=5062397474969365&amp;tmod=1191675806&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C0%2C0%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNzIuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=14336\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-load-complete=\"true\" data-google-query-id=\"CPq3wp7R4pIDFQxjFQgd2RIBwA\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Waxa uu tooshka ku ifiyay shaki xooggan oo ku hareersan aqoonsigii uu Cabdiraxmaan Cirro ka raadiyay Israa\u2019iil ee guuldaraystay marka la eego sida Dunida ay uga hor timid iyo waji-gabaxa ay Yuhuudda kala kulantay socodsiintiisa.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cXukuumadda Cirro weli sooma bandhigin waxa ay kula heshiisay Israa\u2019iil, taana waa laga sugayaa, Geeska Afrika ee aan ku nool nahay waxaa kusoo kordhay saansaan colaadeed sida bariga dhexe oo kale\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Ayuu yiri, Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Maamulka Waqooyi Galbeed.<\/p>\n<p>Arrinta Aqoonsiga Netanyahu ayuu sheegay in ay indhaha kusoo jeedisay Maamulkiisa isla markaana ay midaysay Masar iyo Turkiga oo adkayd in muddo dheer ay ku heshiiyaan ama isku raacaan arrimaha taagan oo tallaabadaas Israa\u2019iil ay ku midoobeen.<\/p>\n<p>Buuq siyaasadeed oo la xiriira sababta Xukuumadda Cabdiraxmaan Cirro ay u daboolayso guuldarrada siyaasadeed ay kala kulantay aqoonsigii ay ka raadisay Israa\u2019iil ayaa ka jira deegaannada Maamulka Waqooyi Galbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 18 Feb 2026 {CBB}Muuse Biixi Cabdi, Madaxweynihii hore ee Maamulka Waqooyi Galbeed ayaa weerar toos ah ku qaaday Madaxweynaha haatan xilka maamulkaas haya ee Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Cirro isaga oo ku dhaliilay in uu qarinayo heshiiskii fashilmay ee Israa\u2019iil uu la galay. Biixi ayaa carrabka ku dhuftay in ilaa haatan aanay jirin wax loosoo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9621,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9620","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9620","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9620"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9620\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9622,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9620\/revisions\/9622"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9621"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9620"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9620"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9620"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}