{"id":9638,"date":"2026-02-19T09:00:19","date_gmt":"2026-02-19T09:00:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9638"},"modified":"2026-02-21T09:05:32","modified_gmt":"2026-02-21T09:05:32","slug":"sawiro-shirka-wadatashiga-qaranka-oo-villa-soomaaliya-manta-ka-furmayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9638","title":{"rendered":"Sawiro;- Shirka Wadatashiga Qaranka oo Villa Soomaaliya Manta ka Furmayo"},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 19 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha wadatashi ee ay fidisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Soo dhoweyn kaddib, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan labo-geesood ah oo lagaga hadlayo xaalada guud ee dalka, doorashooyinka, adkeynta midnimada iyo wadajirka Soomaaliyeed, gurmadka abaaraha iyo la dagaallanka Khawaarijta.<\/p>\n<p><a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441882\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg 2048w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1920x1280.jpg 1920w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441881\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA.jpg 2048w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-300x190.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1024x647.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-768x485.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1536x971.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-665x420.jpg 665w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-150x95.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-696x440.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1068x675.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-QARANKA-1920x1213.jpg 1920w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1294\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441879\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA.jpg 2048w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/QARANKA-1920x1280.jpg 1920w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><\/a>\u00a0<a class=\"td-modal-image\" href=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-441878\" src=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA.jpg\" sizes=\"auto, (max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" srcset=\"https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA.jpg 2048w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-300x200.jpg 300w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-768x512.jpg 768w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-630x420.jpg 630w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-150x100.jpg 150w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-696x464.jpg 696w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-1068x712.jpg 1068w, https:\/\/www.hiiraanweyn.net\/wp-content\/uploads\/2026\/02\/MADAXWEYNE-XASAN-SHEEKH-OO-XUBNAHA-GOLAHA-MUSTAQBALKA-KUSOO-DHAWEEYEY-MADAXTOOYADA-1920x1280.jpg 1920w\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 19 Feb 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku soo dhoweeyay Masuuliyiinta iyo Xubnaha Golaha Mustaqbalka, kuwaasi oo soo ajiibay Gogosha wadatashi ee ay fidisay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Soo dhoweyn kaddib, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa guddoomiyey kulan labo-geesood ah oo lagaga hadlayo xaalada guud ee dalka, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9639,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9638","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9638","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9638"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9638\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9640,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9638\/revisions\/9640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9639"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9638"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9638"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9638"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}