{"id":9663,"date":"2026-02-21T09:43:09","date_gmt":"2026-02-21T09:43:09","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9663"},"modified":"2026-02-21T09:43:09","modified_gmt":"2026-02-21T09:43:09","slug":"wfp-oo-ka-digtay-gargaarka-soomaaliya-ay-siiso-oo-qarka-u-saaran-in-uu-goo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9663","title":{"rendered":"WFP oo ka digtay gargaarka Soomaaliya ay siiso oo qarka u saaran in uu go\u2019o"},"content":{"rendered":"<p><strong>Sabtii 21 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa warbixin dheer ay soosaartay waxa ay uga hadashay Xaaladda Bani aadamnimo ee Soomaaliya, garab la\u2019aanta soo wajahay iyo halista ay ka digayso haddii aan lagu caawin waxyaabaha ay sida degdega ah ugu baahan tahay.<\/p>\n<p>WFP ayaa carrabka ku dhufatay in xaalad abaar oo halisteeda wadata in ay ka jirto Soomaaliya sidaas awgeed waxa ay miiska soo dhigtay dalab la xiriira sida ay u doonayso dhaqaale ay kusoo iibiyo kaalmada ay u baahan yihiin Dadkaas sida ay hadalka u dhigtay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><iframe loading=\"lazy\" id=\"aswift_2\" tabindex=\"0\" title=\"Advertisement\" src=\"https:\/\/googleads.g.doubleclick.net\/pagead\/ads?gdpr=0&amp;client=ca-pub-5485553666531996&amp;output=html&amp;h=280&amp;adk=4254271589&amp;adf=2401691254&amp;pi=t.aa~a.3850671431~i.3~rp.4&amp;w=950&amp;fwrn=4&amp;fwrnh=100&amp;lmt=1771666958&amp;rafmt=1&amp;armr=3&amp;sem=mc&amp;pwprc=3860133875&amp;ad_type=text_image&amp;format=950x280&amp;url=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2Fwfp-oo-ka-digtay-gargaarka-soomaaliya-ay-siiso-oo-qarka-u-saaran-in-uu-goo%2F&amp;host=ca-host-pub-2644536267352236&amp;fwr=0&amp;pra=3&amp;rh=200&amp;rw=949&amp;rpe=1&amp;resp_fmts=3&amp;aieuf=1&amp;aicrs=1&amp;fa=27&amp;uach=WyJXaW5kb3dzIiwiMTAuMC4wIiwieDg2IiwiIiwiMTQ1LjAuNzYzMi43NyIsbnVsbCwwLG51bGwsIjY0IixbWyJOb3Q6QS1CcmFuZCIsIjk5LjAuMC4wIl0sWyJHb29nbGUgQ2hyb21lIiwiMTQ1LjAuNzYzMi43NyJdLFsiQ2hyb21pdW0iLCIxNDUuMC43NjMyLjc3Il1dLDBd&amp;abgtt=7&amp;dt=1771666955724&amp;bpp=2&amp;bdt=2612&amp;idt=2&amp;shv=r20260218&amp;mjsv=m202602180101&amp;ptt=9&amp;saldr=aa&amp;abxe=1&amp;cookie=ID%3D03ad44fe6a0877f1%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771666794%3AS%3DALNI_MZKTLWm4OMm-mv_RHLNU-e-k2Rsug&amp;gpic=UID%3D0000124d16929ee9%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771666794%3AS%3DALNI_Ma2Hw0GQdNUHCe6BCk8jqtLfry3zw&amp;eo_id_str=ID%3Db2b0da3d9bd7e16f%3AT%3D1759570118%3ART%3D1771666794%3AS%3DAA-AfjaMTo4FE4r5G9Qh_wbiqYrD&amp;prev_fmts=0x0%2C1200x280&amp;nras=3&amp;correlator=6346859967649&amp;frm=20&amp;pv=1&amp;u_tz=180&amp;u_his=1&amp;u_h=900&amp;u_w=1600&amp;u_ah=860&amp;u_aw=1600&amp;u_cd=32&amp;u_sd=1.1&amp;dmc=4&amp;adx=245&amp;ady=1463&amp;biw=1441&amp;bih=703&amp;scr_x=0&amp;scr_y=0&amp;eid=95378425%2C31096863%2C42533294%2C95340252%2C95340254&amp;oid=2&amp;pvsid=7703074885910652&amp;tmod=105138037&amp;uas=0&amp;nvt=1&amp;ref=https%3A%2F%2Fmustaqbalmedia.net%2Fso%2F&amp;fc=1408&amp;brdim=0%2C0%2C0%2C0%2C1600%2C0%2C0%2C0%2C1455%2C703&amp;vis=1&amp;rsz=%7C%7Cs%7C&amp;abl=NS&amp;cms=2&amp;fu=128&amp;bc=31&amp;bz=0&amp;pgls=CAEQAxoGMS4wLjkw~CAEaBTYuMy43~CAEQBBoHMS4xNzIuMA..~CAEQBg..~CAA.&amp;num_ads=1&amp;ifi=3&amp;uci=a!3&amp;btvi=1&amp;fsb=1&amp;dtd=3162\" name=\"aswift_2\" width=\"950\" height=\"0\" frameborder=\"0\" marginwidth=\"0\" marginheight=\"0\" scrolling=\"no\" sandbox=\"allow-forms allow-popups allow-popups-to-escape-sandbox allow-same-origin allow-scripts allow-top-navigation-by-user-activation\" data-google-container-id=\"a!3\" aria-label=\"Advertisement\" data-google-query-id=\"CIGMjt6l6pIDFcBrFQgd92Y0bA\" data-load-complete=\"true\" data-mce-fragment=\"1\"><\/iframe><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Agaasimaha Diyaar-garowga iyo Jawaab-celinta Degdegga ah ee WFP, Ross Smith ayaa sheegay in xaaladda naf badbaadinta ah ee cunnada iyo nafaqada ee Soomaaliya ay tahay mid aanay xiligaan ku filnayn qoyska badan ee Abaartu saamaynta taban ku reebtay.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cXaaladdu si xawli leh ayay uga sii dareysaa, Qoysas badan wax walba way waayeen, qaar badanna waxa ay marayaan heerkii ugu dambeeyay ee adkaysiga, Haddii aan si degdeg ah loo helin gargaar cunto, xaaladdu si dhaqso leh ayay uga sii dari doontaa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0ayuu yiri Ross Smith, Agaasimaha Diyaar-garowga iyo Jawaab-celinta Degdegga ah ee WFP.<\/p>\n<p>Waa uu sii hadlay waxaana uu yiri\u00a0<strong><em>\u201cWaxaan taagan nahay marxalad go\u2019aan leh oo haddii aan si degdeg ah tallaabo loo qaadin ay dhici karto dhibaato gaarta dadka u nugul xaaladaha adag, intooda badan Dadkaas waa Haween &amp; Carruur\u201d<\/em><\/strong>.<\/p>\n<p>Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa horay u dhintay Kaalmada bani aadamnimo ee Siiso Soomaali qaarkood qaxooti ku ah Kenya sababo la xiriira dhaqaalaha soo geli jaray oo hoos u dhacay, xaaladdu waxa ay sii adkaatay kolkii Maamulka Trump uu ka joojiyay kaalmadii uu siinayay.<\/p>\n<p>Agaasime Ross Smith ayaa ugu danbayn sheegay in haddii Abaarta ay sii jirto isla markaana jawaab degdeg ah dhankooda helin in xaaladdu ay kasii dari karto marka la eego inta u dhaxeysa Maarso ilaa Agoosto 2026.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Sabtii 21 Feb 2026 {CBB}Hay\u2019adda Cunnada Adduunka ee WFP ayaa warbixin dheer ay soosaartay waxa ay uga hadashay Xaaladda Bani aadamnimo ee Soomaaliya, garab la\u2019aanta soo wajahay iyo halista ay ka digayso haddii aan lagu caawin waxyaabaha ay sida degdega ah ugu baahan tahay. WFP ayaa carrabka ku dhufatay in xaalad abaar oo halisteeda wadata [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9664,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9663","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9663","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9663"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9663\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9665,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9663\/revisions\/9665"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9664"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9663"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9663"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9663"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}