{"id":9738,"date":"2026-02-24T12:23:06","date_gmt":"2026-02-24T12:23:06","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9738"},"modified":"2026-02-24T12:23:06","modified_gmt":"2026-02-24T12:23:06","slug":"maamulka-waqooyi-bari-oo-fariin-adag-u-diray-puntland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9738","title":{"rendered":"Maamulka Waqooyi Bari oo fariin adag u diray Puntland"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado 24 Feb 2026 {CBB}<\/strong>Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in wasaaraddu si buuxda u soo dhoweysay jadwalka ay shaaciyeen Guddiga Doorashooyinka Madaxbannaan iyo Soohdimaha Qaranka, isla markaana ay u aragto mid waafaqsan hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div class=\"td-g-rec td-g-rec-id-content_inline tdi_61 td_block_template_1 \"><ins class=\"adsbygoogle\" data-ad-client=\"ca-pub-8756589205009556\" data-ad-slot=\"1002323234\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_9_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay carrabka ku adkaysay in hirgelinta doorashooyin ku qabsooma jawi nabadgelyo leh, xor ah oo hufan ay tahay tiirka ugu muhiimsan ee lagu xaqiijin karo dimuqraadiyadda, xasilloonida siyaasadeed iyo dhismaha hay\u2019adaha qaranka. Sidaas awgeed, waxay ugu baaqday dhammaan dhinacyada siyaasadda in ay ixtiraamaan dastuurka iyo shuruucda dalka, isla markaana ay gacan ka geystaan qabsoomidda doorashooyin ku dhisan nidaamka qaran.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale, Wasaaraddu waxay digniin u dirtay mas\u2019uuliyiinta ka soo jeeda Puntland ee ku kacaya hadallo ama falal loo arko faragelin ama xadgudub ku saabsan deegaannada Dowladda Waqooyi Bari, iyadoo xustay in arrimaha la xiriira doorashooyinka ay yihiin kuwo u gaar ah hay\u2019adaha sharciyeysan ee loo igmaday fulintooda.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Dowladda Waqooyi Bari ayaa ku baaqday wada-shaqeyn, is-ixtiraam, xasillooni iyo ilaalinta midnimada bulshada, si geeddi-socodka doorashooyinku ugu qabsoomo si nabdoon, hufan, isla markaana ay u muujiyaan bisayl siyaasadeed iyo mas\u2019uuliyad qaran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado 24 Feb 2026 {CBB}Bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta ee Dowladda Waqooyi Bari ayaa lagu sheegay in wasaaraddu si buuxda u soo dhoweysay jadwalka ay shaaciyeen Guddiga Doorashooyinka Madaxbannaan iyo Soohdimaha Qaranka, isla markaana ay u aragto mid waafaqsan hannaanka dimuqraadiyadeed ee dalka. &nbsp; &nbsp; Wasaaraddu waxay carrabka ku adkaysay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9739,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9738","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9738","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9738"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9738\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9740,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9738\/revisions\/9740"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9739"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9738"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9738"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9738"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}