{"id":977,"date":"2024-09-02T09:33:02","date_gmt":"2024-09-02T09:33:02","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=977"},"modified":"2024-09-02T09:33:22","modified_gmt":"2024-09-02T09:33:22","slug":"dibadbax-ka-dhanka-ah-benjamin-netanyahu-oo-gilgilay-tel-aviv","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=977","title":{"rendered":"Dibadbax ka dhanka ah Benjamin Netanyahu oo gilgilay Tel Aviv"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 02, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Dibadbaxyada ka dhanka ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa kusii xooggaystay Magaalada Tel Aviv, Dadka bannaanbaxa dhigaya oo u badan ehelka Maxaabiista la dilay iyo kuwa weli ku maqan gacanta Xamaas ayaa dalbaday xabbad-joojin &amp; wadahadal.<\/p>\n<p>Dadkaan ayaa ku qaylo dhaaminayay ereyo ka dhan ah Benjamin Netanyahu, waxa ay sheegeen hoggaankooda in ay sii wadayaan bannaanbaxa ilaa inta uu ka aqbalayo xabbad-joojinta iyo wadahdal maxaabiis is dhaafsi ah si ay markale ula midoobaan xubnaha ehelooda ee nool.<\/p>\n<p>Ciidamada kahortaga rabshadaha ayaa awoodi waayay in ay xakameeyaan dibadbaxyaasha Yuhuudda, waddooyinka qaar ayay dhinac jabsadeen iyaga oo u gudbday goobo amnigooda aad loo adkeeyay lana doonayay in laga hortago u gudubka bannaanbaxayaasha.<\/p>\n<p>Waxa ay dibadbaxyaashu sheegeen in aanay dib u laaban doonin ilaa inta Netanyahu ku dhawaaqayo xabbad-joojin ka dhaqangasha Magaalada Gaza, kaddibna uu miiska wadahadalka ku raadiyo soo deynta Maxaabiista Yuhuudda ah ee Xamaas qabsatay sanadkii hore.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 02, Sept 2024 {CBB}Dibadbaxyada ka dhanka ah Ra\u2019iisul Wasaaraha Israa\u2019iil Benjamin Netanyahu ayaa kusii xooggaystay Magaalada Tel Aviv, Dadka bannaanbaxa dhigaya oo u badan ehelka Maxaabiista la dilay iyo kuwa weli ku maqan gacanta Xamaas ayaa dalbaday xabbad-joojin &amp; wadahadal. Dadkaan ayaa ku qaylo dhaaminayay ereyo ka dhan ah Benjamin Netanyahu, waxa ay sheegeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":978,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27],"tags":[],"class_list":["post-977","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/977","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=977"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/977\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":980,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/977\/revisions\/980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/978"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=977"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=977"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=977"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}