{"id":9779,"date":"2026-02-26T13:38:19","date_gmt":"2026-02-26T13:38:19","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9779"},"modified":"2026-02-28T13:45:23","modified_gmt":"2026-02-28T13:45:23","slug":"hogaamiyayaasha-yurub-oo-bilaabay-xiriir-toos-ah-oo-in-ay-la-sameystaan-shiinaha-kadib-dhaqan-xumada-trump","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9779","title":{"rendered":"Hogaamiyayaasha Yurub oo bilaabay Xiriir toos ah oo in ay la sameystaan Shiinaha kadib dhaqan xumada Trump."},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 25 Feb 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Dalalka Yurub ayaa bilaabay Xiriir toos ah oo ay la sameynayaan Shiinaha kadib dhaqan xumada Trump.<\/p>\n<p>Ra\u2019iisul wasaaraha Jarmalla, Friedrich Merz ayaa gaaray Shiinaha, wuxuuna maanta wada-hadal lagu xoojinayo xiriirka iyo kalsoonida labada dal uu la yeeshay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo Merz uu noqonayo hoggaamiyihii saddexaad oo galbeedka ka socda oo muddo labo bilood gudahood booqanaya Shiinaha,<\/p>\n<p>Dhawaan waxaa sidan oo kale u booqday dalka shiinaha ra\u2019iisul wasaarayaasha wadamada canada iyo Ingiriiska.<\/p>\n<p>Booqashooyinkan is dabajooga ah ayaa ka dhalatay carada ay reer galbeedka ka qaadeen hab dhaqanka Madaxweyne Trump.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 25 Feb 2026 {CBB}\u00a0Dalalka Yurub ayaa bilaabay Xiriir toos ah oo ay la sameynayaan Shiinaha kadib dhaqan xumada Trump. Ra\u2019iisul wasaaraha Jarmalla, Friedrich Merz ayaa gaaray Shiinaha, wuxuuna maanta wada-hadal lagu xoojinayo xiriirka iyo kalsoonida labada dal uu la yeeshay madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping, iyadoo Merz uu noqonayo hoggaamiyihii saddexaad oo galbeedka ka socda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9780,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9779","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9779","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9779"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9779\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9781,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9779\/revisions\/9781"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9780"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9779"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9779"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9779"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}