{"id":9873,"date":"2026-03-02T08:44:26","date_gmt":"2026-03-02T08:44:26","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9873"},"modified":"2026-03-02T08:44:26","modified_gmt":"2026-03-02T08:44:26","slug":"trump-oo-ku-goodiyay-in-mareykanku-uu-aari-doono-ciidamadiisa-dhintay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9873","title":{"rendered":"Trump oo ku goodiyay in Mareykanku uu \u201caari doono\u201d ciidamadiisa dhintay,"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 2 March 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa soo dhigay bayaan muuqaal ah oo ku saabsan oo ku daabacay barta Truth Social.<\/p>\n<p>Trump wuxuu sheegay in Mareykanku uu \u201caari doono\u201d dhimashada ciidamada Mareykanka ah isla markaana uu \u201cdharbaaxada ciqaabeed ee ugu culus gaadhsiin\u201d doono xukuumadda Iiraan.<\/p>\n<p>Wuxuu sheegay in Mareykanku uu \u201cwado hawlgallo ballaadhan, aan kaliya loogu talagelin amniga waqtigeenna iyo goobteena, balse sidoo kale carruurteena iyo carruurtooda\u201d.<\/p>\n<p>Wuxuu intaa ku daray in tani ay tahay \u201cwaajibaadka iyo culayska dad xor ta ah\u201d.<\/p>\n<p>\u201cFalalkan waa sax, waana lagama maarmaan si loo hubiyo in Maraykanku uusan abid la kulmi doonin xukuumad argagixiso ah oo dhiig-doon ah, oo ku hubaysan hub nukliyeer ah,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 2 March 2026 {CBB}Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa soo dhigay bayaan muuqaal ah oo ku saabsan oo ku daabacay barta Truth Social. Trump wuxuu sheegay in Mareykanku uu \u201caari doono\u201d dhimashada ciidamada Mareykanka ah isla markaana uu \u201cdharbaaxada ciqaabeed ee ugu culus gaadhsiin\u201d doono xukuumadda Iiraan. Wuxuu sheegay in Mareykanku uu \u201cwado hawlgallo ballaadhan, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9874,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9873","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9873","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9873"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9873\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9875,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9873\/revisions\/9875"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9874"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9873"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9873"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9873"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}