{"id":988,"date":"2024-09-03T06:56:05","date_gmt":"2024-09-03T06:56:05","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=988"},"modified":"2024-09-03T06:56:05","modified_gmt":"2024-09-03T06:56:05","slug":"wasiirrada-gaashaandhigga-soomaaliya-turkiga-oo-ku-ballamay-xoojinta-iskaashiga-difaaca-amniga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=988","title":{"rendered":"Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya &#038; Turkiga oo ku ballamay xoojinta Iskaashiga Difaaca &#038; Amniga"},"content":{"rendered":"<p><strong>Talaado\u00a0 03, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Magaalada Ankara Dalka Turkiga waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &amp; Dhiggiisa Ya\u015far G\u00fcler iyaga oo kawada hadlay xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga.<\/p>\n<p>Wasiir Cabdulqaadir ayaa G\u00fcler la wadaagay warbixin la xiriirta xaaladda Dalka gaar ahaan dhinaca amniga, howlgallada ka dhanka ah \u2018AS\u2019 iyo waxyaabaha ay dooneyso Xukuumadda Federaalka Soomaaliya in laga caawiyo.<\/p>\n<p>Ya\u015far G\u00fcler ayaa sheegay in dhankooda diyaar u yihiin dardargelinta heshiiska labada Dal ay horay u wada galeen, Xukuumadda Ankara ayuu tilmaamay in ay dhiggeeda Muqdisho u ballanqaadayso in ay xoogga saarto waxyaabihii ay ku heshiiyeen.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Turkiga waxaa ka dhaxeeya Heshiis xooggiisa daaran Difaaca, labada Baarlamaan ayaa u codeeyay heshiiskii ugu dambeeyay oo dhowaan dhaqangal noqday, waxaa socda qorshe lagu horumarinayo fulinta axdigaas.<\/p>\n<p>Turkiga ayaa Soomaaliya ka garabsiiya dhinacyada Amniga, Dhaqaalaha, Tababarka iyo qalabaynta Ciidanka, Xoojinta Siyaasadda &amp; dhinacyo kale, cilaaqaadka Ankara &amp; Muqdisho ayaa joogto ahaa tan iyo sanadkii 2011kii.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Talaado\u00a0 03, Sept 2024 {CBB}Magaalada Ankara Dalka Turkiga waxaa kulan gaar ah ku yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac &amp; Dhiggiisa Ya\u015far G\u00fcler iyaga oo kawada hadlay xoojinta Iskaashiga Difaaca iyo Amniga. Wasiir Cabdulqaadir ayaa G\u00fcler la wadaagay warbixin la xiriirta xaaladda Dalka gaar ahaan dhinaca amniga, howlgallada ka dhanka ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":989,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-988","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/988","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=988"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/988\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":990,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/988\/revisions\/990"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/989"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=988"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=988"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=988"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}