{"id":9893,"date":"2026-03-02T08:58:20","date_gmt":"2026-03-02T08:58:20","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9893"},"modified":"2026-03-02T08:58:20","modified_gmt":"2026-03-02T08:58:20","slug":"deni-oo-sheegay-in-dacwad-maxkamadeed-ay-ka-furayaan-diyaaraddii-dib-looga-celiyay-garoowe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9893","title":{"rendered":"Deni oo sheegay in dacwad maxkamadeed ay ka furayaan Diyaaraddii dib looga celiyay Garoowe"},"content":{"rendered":"<p><strong>Isniin 2 March 2026 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dacwad maxkamad ay ka furayaan kiiska la xiriira diyaaraddii dib looga soo celiyay Magaalada Garoowe lana socdeen Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka.<\/p>\n<p>Deni ayaa sheegay in arrintaan ay halis ku ahayd nolosha Xildhibaannada la socday Diyaaradda oo ugu danbayn dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho, waxa uu Beesha Caalamka ugu baaqay in ay soo farageliyaan dhacdadaan sida uu hadalka u dhigay.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-5485553666531996\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_2_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Madaxweyne Deni ayaa xusay in loo baahan yahay isla xisaabtan iyo cid qaadata mas\u2019uuliyadda arrintaan oo ah mid ka dhan ah xuquuqda Xubnaha Baarlamaanka ee dib ugu laaban rabay deegaan doorashadooda sida uu yiri.<\/p>\n<p><strong><em>\u201cWaa Xadgudub u baahan in laga xisaabtamo, In Nafta Bani aadamka lagu xadgudbo oo weliba diyaarado si sharci ah ku socdo dib loo celiyo oo halis la geliyo maxkamad ayaan ka furaynaa\u201d<\/em><\/strong>\u00a0Sidaasi waxaa yiri MW DG Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Isniin 2 March 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in dacwad maxkamad ay ka furayaan kiiska la xiriira diyaaraddii dib looga soo celiyay Magaalada Garoowe lana socdeen Xildhibaanno katirsan Baarlamaanka. Deni ayaa sheegay in arrintaan ay halis ku ahayd nolosha Xildhibaannada la socday Diyaaradda oo ugu danbayn dib ugu soo laabatay Magaalada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9894,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9893","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9893","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9893"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9893\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9895,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9893\/revisions\/9895"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9894"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9893"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9893"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9893"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}