{"id":9944,"date":"2026-03-04T08:27:53","date_gmt":"2026-03-04T08:27:53","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9944"},"modified":"2026-03-07T08:29:54","modified_gmt":"2026-03-07T08:29:54","slug":"9944","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9944","title":{"rendered":"Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyey wax-ka-beddelka Dastuurka"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco 4 March 2026 {CBB}<\/strong>Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u meelmariyey wax-ka-beddelka iyo dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe).<\/p>\n<div class=\"google-anno-skip google-anno-sc\" tabindex=\"0\" role=\"link\" aria-label=\"Somalia travel guide\" data-google-vignette=\"false\" data-google-interstitial=\"false\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">\n<p>&nbsp;<\/p>\n<div id=\"aswift_1_host\"><\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<\/div>\n<p>Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in laga bilaabo maanta uu dhaqangal yahay dastuurka la dhammaystiray, kadib cod ay u qaadeen xildhibaannada labada aqal.<\/p>\n<p>Fadhiga maanta waxaa goobjoog ka ahaa 185 mudane oo ka tirsan Golaha Shacabka iyo 37 mudane oo Aqalka Sare ah, kuwaas oo ansixiyay qodobada wax-ka-beddelka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, iyo sidoo kale qaar ka mid ah mucaaridka siyaasadda ee ku sugan Muqdisho, ayaa horey u qaadacay geeddi-socodka dhammaystirka dastuurka, iyagoo ku tilmaamay mid aan loo dhammayn si loo dhan yahay isla markaana aan lagu salayn wadatashi buuxa.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco 4 March 2026 {CBB}Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u meelmariyey wax-ka-beddelka iyo dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe). &nbsp; &nbsp; Guddoomiyuhu wuxuu sheegay in laga bilaabo maanta uu dhaqangal yahay dastuurka la dhammaystiray, kadib cod ay u qaadeen xildhibaannada labada aqal. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9945,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-9944","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9944","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9944"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9944\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9947,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9944\/revisions\/9947"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9945"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9944"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9944"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9944"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}