{"id":9948,"date":"2026-03-05T08:30:25","date_gmt":"2026-03-05T08:30:25","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9948"},"modified":"2026-03-07T08:32:22","modified_gmt":"2026-03-07T08:32:22","slug":"mareykanka-iyo-israaiil-oo-qorsheynayaan-in-ay-kacdoon-hubeysan-ka-abuuraan-gudaha-iiraan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=9948","title":{"rendered":"Mareykanka iyo Israa\u2019iil oo qorsheynayaan in ay kacdoon hubeysan Ka Abuuraan gudaha Iiraan."},"content":{"rendered":"<p><strong>Khamiis 5 March 2026 {CBB}<\/strong>\u00a0Telefishinka Ingiriiska ka soo baxa ee ITV, ayaa ku warramay Mareykanka iyo Israa\u2019iil inay qorsheynayaan inay kiciyaan kacdoon hubeysan gudaha Iiraan, iyagoo adeegsanaya ciidan Kurdiyiin ah oo hubeysan.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><ins class=\"adsbygoogle adsbygoogle-noablate\" data-ad-format=\"auto\" data-ad-client=\"ca-pub-1599381228913023\" data-adsbygoogle-status=\"done\" data-ad-status=\"unfilled\"><\/p>\n<div id=\"aswift_4_host\"><\/div>\n<p><\/ins><\/div>\n<p>Ciidankan Kurdiyiinta ah, oo tiradoodu gaareyso kumannaan dagaalyahan, ayaa la sheegay in hub si qarsoodi ah loogu geliyay galbeedka Iiraan tan iyo dagaalkii 12-ka maalmood ee dhacay 2025.<\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in ciidankan, oo la sheegay inay dhiseen Mareykanka iyo Israa\u2019iil, ay weerarro dhulka ah bilaabaan maalmo gudahood.<br \/>\nCiidankan Kurdiyiinta ah ayaa sidoo kale codsaday taageero cirka ah oo ay ka helaan Mareykanka iyo Israa\u2019iil si ay u fuliyaan weerarradooda.<\/p>\n<p>Ilaa hadda lama oga in codsigaas la oggolaaday iyo in kale.<\/p>\n<p>Dhanka kale, ciidamada Iiraan ayaa xoojiyay tallaabooyinka amniga ee ka socda meelaha ay Kurdiyiintu ku badan yihiin<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Khamiis 5 March 2026 {CBB}\u00a0Telefishinka Ingiriiska ka soo baxa ee ITV, ayaa ku warramay Mareykanka iyo Israa\u2019iil inay qorsheynayaan inay kiciyaan kacdoon hubeysan gudaha Iiraan, iyagoo adeegsanaya ciidan Kurdiyiin ah oo hubeysan. Ciidankan Kurdiyiinta ah, oo tiradoodu gaareyso kumannaan dagaalyahan, ayaa la sheegay in hub si qarsoodi ah loogu geliyay galbeedka Iiraan tan iyo dagaalkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":9949,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[27,1],"tags":[],"class_list":["post-9948","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-caalamka","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9948","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=9948"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9948\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":9950,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/9948\/revisions\/9950"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/9949"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=9948"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=9948"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=9948"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}