{"id":995,"date":"2024-09-04T07:31:38","date_gmt":"2024-09-04T07:31:38","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=995"},"modified":"2024-09-04T07:31:38","modified_gmt":"2024-09-04T07:31:38","slug":"shir-la-xariira-arrimaha-baniaadannimada-waddanka-oo-ka-furmay-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=995","title":{"rendered":"Shir la xariira arrimaha bani\u2019aadannimada waddanka oo ka furmay Muqdisho"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 04, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), kaas oo looga hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee waddanka.<\/p>\n<p>Shirkaan oo sanadkiiba afar mar la qabto ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha bani\u2019aadannimo ee taagan, qiimeynta wixii qabsoomay, diyaar-garowga xaaladda La-nina, ka hortagga leexsashada gargaarka iyo in meesha looga saaro caqabadaha ka jira arrimaha gargaarka.<\/p>\n<p>Madasha waxaa ka qeyb-galaya Wasiirka Arrimaha Gudaha XFS Cali Yuusuf Cali Xoosh, Guddoomiyaha Hay\u2019adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle, Wasiirrada Wasaaradaha Gargaarka ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, Maamulka Khaatumo, Gobalka Banaadir, madax ka socota deeq-bixiyaasha, ururrada maxaliga ah iyo kuwa caalamiga ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 04, Sept 2024 {CBB}Ra\u2019iisul Wasaare ku xigeenka XFS Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka Madasha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya (CHF) oo ay soo qaban-qaabisay Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka (SoDMA), kaas oo looga hadlayo xaaladaha la xariira arrimaha bani\u2019aadannimo ee waddanka. Shirkaan oo sanadkiiba afar mar la qabto ayaa diiradda lagu saarayaa xaaladaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":996,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-995","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/995","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=995"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/995\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":997,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/995\/revisions\/997"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/996"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=995"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=995"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=995"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}