{"id":998,"date":"2024-09-04T07:33:14","date_gmt":"2024-09-04T07:33:14","guid":{"rendered":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=998"},"modified":"2024-09-04T07:33:14","modified_gmt":"2024-09-04T07:33:14","slug":"madaxweyneyaasha-soomaaliya-eretareeya-oo-kawada-hadlay-xaaladda-labada-dal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/?p=998","title":{"rendered":"Madaxweyneyaasha Soomaaliya &#038; Eretareeya oo kawada hadlay Xaaladda Labada Dal"},"content":{"rendered":"<p><strong>Arbaco\u00a0 04, Sept 2024 {CBB}<\/strong>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Beijing ee Caasimadda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Eretareeya Isaias Afwerki.<\/p>\n<p>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Isaias Afwerki waxa ay diiradda saareen xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo arrimaha Gobolka, iyaga oo xoojiyey ahmiyadda iskaashiga dagaalka lagula jiro \u201cargagixisada\u201d iyo sare u qaadida danaha istaraatijiyeed ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ereteriya.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulamo doceedyo la yeelanaya madaxda Shiinaha iyo kuwa Afrika ee lagu martiqaaday Shir Beijing ee diiradda lagu saarayo iskaashiga labada dhinac iyo xoojinta xiriirka ka dhaxeeya.<\/p>\n<p>Mas\u2019uuliyiin kale oo ka qaybgalaysa shirkaan ayuu sidaan oo kale ula kulmi doonnaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya sida ay xaqiijiyeen mas\u2019uuliyiin katirsan Madaxtooyada Qaranka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arbaco\u00a0 04, Sept 2024 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan Magaalada Beijing ee Caasimadda Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha ayaa kulan gaar ah la qaatay dhiggiisa Eretareeya Isaias Afwerki. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa Isaias Afwerki waxa ay diiradda saareen xoojinta xiriirka labada dal ee ku qotoma dhinacyada iskaashiga amniga, dhaqaalaha iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":999,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_monsterinsights_skip_tracking":false,"_monsterinsights_sitenote_active":false,"_monsterinsights_sitenote_note":"","_monsterinsights_sitenote_category":0,"tdm_status":"","tdm_grid_status":"","footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-998","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"aioseo_notices":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/998","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=998"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/998\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":1000,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/998\/revisions\/1000"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=998"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=998"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/radiobaayiyobakool.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=998"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}