Sunday, April 19, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
2676 POSTS 0 COMMENTS

Xubno ka mid ah Golaha Deegaanka Degmada Baraawe Oo la Doortey.

0
Axad 27-Oct- 2024 {CBB}Wasaarada Arrimaha Gudaha kg ayaa maanta magaalada Baraawe ku soo gabagabeysey Doorashada qaar kamida xubnihii ka maqnaa golaha deegaanka Degmada ayadoona...

Maamulka Degmada Bardaale Oo Amar ka soo saarey Iibinta Cunooyinka dhacay.

0
Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}In kastoo aysan jirin Sheybaar Rasmi ah ee Baara Cunooyinka Sharaabka iyo Daawooyinka dhacay ee yaala Magaalooyinka KG hadana waxay Maamulada...

Bulshada Rayidka Baydhabo Oo Laga Wacyigeliyay Guurka Gabdhaha yaryar.

0
Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Tababarkan oo ay ka qeybgaleen Ururada Haweenka, Dhalinyaradda,Culimada, Odayaasha Dhaqanka,Ururada Bulshada Ra’yidka iyo Mas’uuliyiin ka socoday Ururada u dooda Xuquuqda Haweenka...

Nuxurka Khudbadda MW Deni uu ka jeediyay daahfuray Kalfadhiga 55aad ee...

0
Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta daahfuray kalfadhiga 55aad ee Golaha Wakiillada Dowlad-Goboleedkaas, waxa uu khudbadda uu jeediyay uga...

Danjiraha Soomaaliya ee Maraykanka oo kulamo la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee...

0
Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Safiirka Soomaaliya ee Dalka Maraykanka Danjire Daahir Xasan Carab oo gaaray Gobolka Minnesota gaar ahaan Magaalada Minneapolis waxa uu kulamo gaar...

Dib miyuu u dhacay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee maanta lagu...

0
Sabtt 26-Oct- 2024 {CBB}Kulankii ugu dambeeyay ee Golaha Wadatashiga Qaranka ee isla Bishaan ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa lagu ballamiyay in 26ka Oktoobar 2024...

Maamulka Degmada Waajid ayaa Shirka Amniga

0
Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Guddomiye Ku Xigeenka Degmada Wajid Mukhtar Ahmed Awdhere Ayaa Guddoomiyey Shirka Todobadlaha Amniga, Shirka Waxaa Ka Soo Qayb Galay Lamaha Amniga...

Sawiro;-Wasiirka Wasarda Howlaha Guud KGs Dr Dahir Abdi Dr go ayaa...

0
Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Wasiirka Wasaarada Howlaha Guud Dowladda KGS Mudane Dahir Abdi Abdullahi (Dr Go) ayaa maanta daahfuray shir wadatashi iyo ansixin ku saabsan...

Kulan Looga hadlaayey dar-dargelinta Howlaha Maamulka Oo lagu qabtey Xudur.

0
Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Gudoomiyaha Degmada xudur iyo xubnaha maamulka ayaa kulan la qaatey madaxda hayada MARDO ee Xudur waxaana kulana uu ahaa mid looga...

Shirka Ansixinta Xeer Nidaamta Magaalooyinka KG Oo Baydhabo laga Daah-furay.

0
Axad 20-Oct- 2024 {CBB}Shirkan Wadatashi oo ay soo qaban qaabisay Wasaarada Howlaha Guud Ee Koonfur Galbeed kuna saabsan ansixin Xeer Nidaamiyaha Magaalooyinka KG ayaa...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe