Thursday, October 15, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3667 POSTS 0 COMMENTS

Maxkamadda Sare oo go’aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee...

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, qeybta doorashooyinka, ayaa go’aan ka soo saartay doorashadii ku-celiska ahayd ee Golaha Wakiillada Galmudug, taas oo...

Soomaaliya oo dib u soo ceshatay nidaamka lagu maamulo Tikidhada Diyaaradaha

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dib u soo ceshatay Nidaamka Tikidhada lagu maamulo ee Ururka Caalamiga ah ee...

Sidee ayay Dalalka ku midaysan EAC ugu kala sarreeyaan dhaqaalaha kasoo...

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Hay’adda Lacagta Adduunka ayaa soosaartay Warbixin ku saabsan sida ay ugu kala sarreeyaan dhinaca soosaarka Dhaqaalaha Gudaha Dalalka ku midaysan...

Maalik Hashi oo Taariikh ka Dhigay Arsenal iyo Champions League.

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB} Ciyaaryahankii u horreeyay oo asal Soomaali ah, Maalik Hashi ayaa qayb ka ah liiska kooxda Arsenal ee ciyaarta socota ee...

Jadwalka Dhaarinta, Doorashada Guddoonka Wakiillada Galmudug, Hoggaamiyaha & ku xigeenkiisa oo...

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa shaaciyay waqtiga la dhaarinayo Golaha Wakiillada Maamulka Galmudug ee dhowaan lagu doortay Doorashadii isku...

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyay Qaraarka Taabbo-gelinta Dastuurka, Soomaaliya.

0
Arbaco 14 Oct 2026 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn, ayaa ka hadlay fulinta Dastuurka, dowlad-dhiska, xoojinta hey’adaha...

Soomaaliya oo Soo Ceshatay Code-kii IATA ee Tigidyada Diyaaradaha.

0
Talaadio 13 Oct 2026 {CBB}Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada, ayaa dhanka kale, warbixin faahfaahsan usoo jeedisay golaha oo ku shaacisay soo celinta nidaamka code-kii...

Madaxweyne Xasan oo booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo halkaasi...

0
Talaadio 13 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa booqday carwada ganacsiga ee Som Souk Expo, halkaasi oo ay ganacsatada...

Madaxweyne Donald Trump muxuu ula jeeday Somaliland?

0
Talaadio 13 Oct 2026 {CBB}Madaxweynaha Maraykanka, Donald Trump ayaa khudbad uu ka jeediyay Gobolka Ohio waxa uu kusoo hadal qaaday Soomaalida ku nool Minnesota...

Liiska Cunaqabateynta Maaliyadeed ee Madaxdii hore ee Koofur Galbeed.

0
Talaadio 13 Oct 2026 {CBB} Soomaaliya: Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada isaga oo fulinaaya waajibaadkiisa sharci, ayaa Liiska Qaran ee Cunaqabataynta...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe