editor
Maxaa ka jira in xaaska Obama ay furriin dalbatay?
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Michelle Obama ayaa ka hadashay wararka xanta ah ee sheegaya in ay dhib ku qabto xidhiidhkeeda guurka ee iyada iyo...
Abiy Ahmed oo la taliye u magacaabay Getachew Reda
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Getachew Reda, oo laba sano madax ka ahaa Maamulka Ku-meel-gaadhka ah ee Gobolka Tigray ayaa maanta loo magacaabay la...
Soomaaliya oo Heshiis Deyn Cafin la Saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Dowladda Soomaaliya ayaa heshiis deyn cafin ah la saxiixatay Sanduuqa Lacagta Carabta, kaas oo muddo sadex sano kabadan uu wada...
Maxeey yihiin Arrimaha ku xeeran safarka Xamza ee Laascaanood ?
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre, ayaa Sabtidii sheegay inuu qorsheynayo booqasho uu ku tagayo magaalada Laascaanood, oo ah caasimadda...
Suudaan oo Maxakamada ICJ Ugudbisay Dacwad ka Dhan ah Imaaraadka Carabta.
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Suudaan ayaa Khamiistii u sheegtay Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) in Imaaraadka Carabta uu yahay “xoogga kaxeeya” ee...
Gen Dafle: Aas-aasihii Sirdoonka NISA o
Jimco 11, April-2025 {CBB} – Waxaa caawa geeriyooday aas-aasihii Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Jeneraal Axmed Saleebaan Cabdalla (Dafle) siyaasigii ugu saameynta badnaa qaaradda Afrika...
Sawiro;-Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Shir gudoomiyey kulanka bilaha...
khamiis 10, April-2025 {CBB}Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada oo Shir gudoomiyey kulanka bilaha ah ee shaqaalaha wasaarada.
Wasiirka wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Koofur...
Sawiro;-Wasiirka Wasaaradda Amniga KGS ayaa kulan la qaatay Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada...
khamiis 10, April-2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Dowlada Gobaleedka KGS Mudane Hassan Abdukadir Mohamed ayaa Kulan la qaatay Dhalinyarada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.
Kulankan ayaa Loogu...
Waaxda Caafimaadka iyo fayadhowrka Degmada Baydhabo oo wada olole nadaafadeed oo...
khamiis 10, April-2025 {CBB} Ololahan lagu Nadiifinayo Wadooyinka Magaalada Baydhabo ayaa waxaa Hogaaminayey kooxda Waaxda Fayadhowrka ayaa laga Sameeyey Marshabiyeedyada iyo Kanaalada ay biyaha maraan...
Soomaaliya oo kuwait kaga qeyb gashay shirka hay’adaha Maaliyadda Dalalka Carabta
Arbaco, 09, April 2025 {CBB} Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Biixi Iimaan Cige iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku sugan magaalada Kuwait City ayaa...













