editor
Mareykanku iyo Iran oo wada hadalo tooos ah yeelanaya Sabtida +Agendaha...
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Madaxweyne Donald Trump ayaa si lama filaan ah ugu dhawaaqay in Mareykanku bilaabayo wada-hadallo toos ah oo heer sare ah...
Somaliland oo Hanjabaad udirtay Ra’iisul Wasaare Xamse Kadib Booqashada………
Talaado, 08 Abriil 2025 {CBB} Tan iyo markii uu Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, shaaciyey inuu tegayo magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, waxaa...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {07.04.2025}
Isniin, 07 Abriil 2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Beesha Caalamka Waxay Soo Dhoweynayaan Gogosha Lagu Baaqay ee Siyaasiyiinta iyo...
Isniin, 07 Abriil 2025 {CBB} Saaxiibada beesha caalamku* waxay soo dhoweynayaan soo-jeedinta lagu qabanqaabinayo madal ay iskugu yimaadaan hoggaamiyeyaasha siyaasadda iyo bulshada Soomaaliyeed si...
RW xamse “Hey’adaha waa in ay bixinta adeegyadooda ku xiraan aqoonsiga...
Isniin, Abriil 07, 2025;{CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir looga hadlayey dhaqangelinta adeegsiga Aqoonsiga Qaranka iyo isku-xirka...
WAR DEG DEG AH Ciidamada Dowladda oo la wareegay Deegaanka Ruun...
Isniin, Abriil 07, 2025;{CBB} Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay kuwa dadka deegaanka, ayaa lagu soo waramayaa in saakay howlgal ka fuliyeen gudaha...
Madaxwayne Xasan Sheikh oo kulan deg-deg ah isugu yeeray saraakiisha amniga.
Isniin, Abriil 07, 2025;{CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa kulan deg deg ah isugu yeeray madaxda iyo saraakiisha hey’adaha qaabilsan sugidda ammaanka Muqdisho,...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {06r.04.2025}
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
RW xamse oo sheegay inuu magaaalada laascanood tegayo
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta si rasmi ah u xaqiijiyay inuu booqan doono magaalada Laascanood ee gobolka Sool...
Imaaraadka oo oo duqeymo culus ku garaacay togga Miraale.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Duqeymo culus ayaa xalay ka dhacay togga Miraale ee buuraha Calmiskaad, halkaas oo lagu beegsadaday mileeshiyaad ka tirsan kooxda Daacish...













