editor
Dibadbaxyo ballaaran oo looga horjeedo Donald Trump oo ka bilowday Mareykanka.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Donald Trump ayaa dhaqan galay 10% ee canshuuraha asaasiga ah ee uu soo saaray shalay, taasoo saameysay UK iyo wadamo...
Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaashaandhiga oo xilka la wareegay.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeybgalay munaasabad uu xilka kula wareegayay Wasiirka cusub ee Wasaaradda...
Wararkii ugu Dambeeyay Madaafiic lagu garaacay agagaarka garoonka Aadan Cadde.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyaal ah oo saakay aroornimadii hore lagu garaacay agagaarka garoonka diyaaradaha Aadan Cadde...
Madaxweynaha Uganda Oo ku wajahan Muqdisho.
Axad, Abriil 06, 2025;{CBB} War saxaafadeed ayaa laga soo saaray kulan ay wada yeesheen Madaxda Dowladdaha Soomaaliya iyo Uganda oo ka dhacay magaalada Kampala...
Sawiro;Masuuliyiin ka tirsan maamulka Koonfur Galbeed oo magaalada Baydhabo uga qeybgaley...
Sabti 05, April-2025 {CBB}Waxaa maanta Magaalada Baydhabo lagu dah furay ee xaruunta gobalka baay masaajidka alfurqaan oo qaab sari ah loo dhisay .Waxaana Maanta...
Sawiro;-Wafdii U Hogaaminaayey Madax Sare oo ka socotay Hay’adda SOS...
Sabti 05, April-2025 {CBB}Wasiirka wasaradda Arrimaha gudaaha ee Dowladda Gobaleedka KGS Mudane Abdullahi Haji oo ay weheliyaan Wasiiradda Wasaaradaha Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada Mudane...
Maamulka SSC Khaatuma oo war ka soo saartay Safarka RW Xamsa...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Maamulka SSC-khaatumo ayaa xaqiijiyay in Ra’iisul Wasaaraha dowladda federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ku soo wajahan yahay magaalada Laascaanood.
Wasiirka Caddaaladda maamulkaas...
Tiro madaafiic ah oo saakay lagu garaacay Degmooyin ka tirsan gobolka...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Wararka aan heleyno, ayaa sheegaya in dhowr madfac lagu soo tuuray aagga ay ku taallo xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, waxaana jira khasaaro...
Turkiga oo diidan Xil-wareejinta Wasiir Jaamac + Qorshaha Socda.
Sabti 05, April-2025 {CBB} Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa la sheegay inuu diidan yahay inuu xilka ku wareejiyo...
Madaxweyne Farmaajo oo si adag uga hadlay xariga loo geystay Guddoomiyaha...
Sabti 05, April-2025 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag u cambaareeyay xarig uu ku tilmaamay sharci darro oo ay laamaha...













