Friday, July 17, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3177 POSTS 0 COMMENTS

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ka hortagtay dhalinyaro si sharci...

0
Jimco 04, April-2025 {HMC} War kasoo baxay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed ayaa lagu sheegay in mudooyinkii u dambeeyay ay Hay’addu xoogga saartay ka hortagga,...

Dowladda soomaaliya oo dadaal ugu jirta samatabixinta muwaadiniin ku xaniban dalka...

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} Wasaaradda Arimaha Dibadda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay muwadiniin Soomaali ah oo laga soo tarxiilay dalka Mareykanka kuna xanniban dalka...

{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {04.04.2025}

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool Warka waxaa soo jeedinayo...

Sawiro;-Maamulka Degmada Xudur Iyo Bulshada oo Sameyey Salaad Roob-doon...

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} –Gudoomiyaha Degmada Xudur Ahna Duqa Magaalada Mudane Maxamed Macalin Axmed, iyo Boqolaal ka mid ah shacabka magaalada Xuddur ayaa maanta...

Sawiro;-Baydhabo oo laga her geliyay Maqaaxi ay ka shaqeeyaan ku dhowaad 10 gobdhood.

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} –Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay oo mudooyinkii lasoo dhaafay ay sameeyneysay horumaro dhan walba leh ayaa waxaa kusoo badanaya...

Madaxweyne Lafta gareen ayaa Maanta Dib uga sooo laabtey Magaalada ...

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} –Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo Wafdi uu Hogaaminayo oo Safar ugu maqnaa Dalka Dibadisa...

Turkiga oo Ka Hadlay Duqeymaha ay Ka Israel ka wado Siiriya

0
Jimco 04, April-2025 {CBB} – Dowladda Turkiga ayaa si adag u cambaareysay Israa’iil, iyadoo ku eedeysay in ay tahay xukuumad cunsuriyad iyo xagjirnimo” ku dhisan,...

Mareykanka oo sheegay xiriir ka dhexeeya AS iyo Xuutiyiinta Yeman

0
Jimco 04, April-2025 {CBB}  – Mareykanka ayaa sheegay inay xaqiijiyeen kooxda Al shabaab ee ka dagaallanta Soomaaliya ay xiriir toos ah la leedahay kooxda Xuutiyiinta...

Turkiga oo Ciidamo Calooshood u shaqeystayaal ah u soo diraya Soomaaliya

0
Jimco 04, April-2025 {CBB}  – Dowladda Turkiga ayaa qorsheynaysa inay toddobaadyada soo socda Soomaaliya u dirto cutub ka tirsan shirkadda milatari ee gaar loo leeyahay...

Taageero Loo Muujiyay Howlgalka Lagula Dagaallamayo Al-Shabaab ee Ceelbarde.

0
  Shacabka ku dhaqan degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool ayaa si buuxda u muujiyay taageeradooda ku aaddan howlgalka lagu ciribtirayo Al-Shabaab, iyagoo banaanka u soo...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe