editor
Somaliland oo ka digtey safarka uu RW xamse ku tegayo laascaanood
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Maamulka Somaliland ee uu hoggaamiyo madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ayaa si weyn uga horyimid qorshaha ra’iisul wasaare Xamza ee ku aadan safarkiisa...
Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed oo soo bandhigtay xubno AS ah oo...
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in Afar Xubnood oo katirsanaa Kooxda Al shabaab ay isku soo dhiibeen Ciidamada Booliiska...
Baydhabo – Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasadda ee Gobolka Bakool,...
Arbaco 02, April-2025 {CBB}Isagoo hadalkiisa sii wata, wuxuu ugu baaqay dowladda federaalka iyo hay’adaha ammaanka inay gacan ka geystaan sugidda amniga gobolka Bakool. Waxa...
Dalalka Khaliijka oo xayiraad diyaaradeed kusoo rogay Maraykanka.
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Sacuudi Carabiya iyo dalalka kale ee Khaliijka ayaa mamnuucay in diyaaradaha dagaalka ee Maraykanku isticmaalaan garoomadooda ama hawadooda si ay weerar...
Ra’iisul wasaare Xamse iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ku wajahan magaalada...
Arbaco 02, April-2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, iyo wafdi ka socda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) ayaa lagu wadaa in ay...
Taliyaha Daraawiishta Diinsoor oo Balanqaaday Furitaanka Waddooyinka Xiriiriya Diinsoor iyo Baydhabo.
Diinsoor (Radio CBB) – Taliyaha Daraawiishta Degmada Diinsoor, Xasan Cali Yare Gaabow, ayaa sheegay in shacabka degmadaasi loo ballanqaaday in la furi doono waddooyinka...
Maqaaxi Cusub laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo Oo Xariga laga jarey
Talaado 01, April-2025 {CBB}Maqaaxidaan sida Casriga ah ee loo dhisey ayaa waxay kamid noqonee Goobaha lagu Cunteeyo ee ku yaala Magaalada Baydhabo iyadoona ay...
Farmaajo maka qeybgali doonaa Shirka uu iclaamiyay Madaxweyne Xasan Sheekh?
Talaado 01, April-2025 {CBB}Madaxweynihii 9aad ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shaki ku jira inuu ka qeybgali doonin shirka uu ku dhawaaqay Madaxweyne Xasan...
Villa Soomaaliya oo falanqeyn ku wada Cida Ka Qeyb Geleysa Gogosha...
Talaado 01, April-2025 {CBB} Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa fidiyay gogol wadatashi Qaran ah oo looga arrinsanayo xaaladda dalka, waxaana inta badan gogoshaaasi si...
Donald Trump oo sheegay in uu aad ugu carooday Vladimir Putin,...
Talaado 01, April-2025 {CBB} Donald Trump ayaa sheegay in uu aad ugu carooday madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ka dib toddobaadyo uu isku dayay in...













