Thursday, July 23, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3207 POSTS 0 COMMENTS

Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta hortagaya Xildhibaanada labada Aqal ee BFS.

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta hortagaya dhammaan Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib xaalad siyaasadeed...

Magaalo ku taala Soomaaliland oo laga diiday Aqoonsiga Israa’iil

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB}Shacabka Magaalada Boorama ayaa sheegay in ay diidan yihiin xiriir dhexmara Somaliland iyo Israa’iil waxaana ay tilmaameen in ay tallaab ka...

Ra’iisul Wasaaraha oo Si Adag uga Hadlay damaca gurracan ee Israa’iil.

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in ay kahor tagayaan wax weliba oo ay damacsan tahay...

Somaliland iyo Israel yey faa’iido ugu jirta inay is aqoonsadaan?

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Tan iyo markii Ra’iisul Wasaaraha Israel, Benjamin Netanyahu uu sheegay in dalkiisa uu aqoonsaday Jamhuuriyadda iskeed ugu dhawaaqday madaxbanaanida ee...

Madaxweynaha Ukriane oo Oo Eedeeyn Culus u jeediyay Madaxweynaha Ruushka.

0
Axad 28,Dec 2025 {CBB} Weerar culus oo habeenimo oo Ruushku ku qaaday Ukraine ayuu sheegay madaxweynaha Ukriane Volodymyr Zelensky in taasi muujisay in ‘Ruushku...

Sawiro;-Madaxweyne Laftagareen ayaa Gaaray Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay.

0
Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Gobaleedka  Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo...

Sacuudiga oo garab istaag u muujiyay Soomaaliya.

0
Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Boqortooyada Sacuudiga ayaa taageero buuxda u muujisay  madax-bannaanida, midnimada, iyo nabadgelyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla...

Gollaha wasiirada Xukuumadda Soomaaliya oo iska diiday go’aanka Israaiil ay ku...

0
Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Dawladda Federaalka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay mar kale si cad oo aan gorgortan geli karin u xaqiijinaysaa go’aankeeda adag...

SONSA “Tallaabada Israa’iil ee Somaliland waa mid si cad uga hor...

0
Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Dalladda Bulshada Rayidka ee SONSA ayaa si cad uga hor timid go’aanka uu ku dhaqaaqay Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin...

Midowga Afrika & Jaamacadda Carabta oo go’aan diidmo ah kala hortagay...

0
Sabt 27 Dec , 2025 {CBB}Warar isku mowqif ah oo waqtiyo isku dhow kasoo kala baxay Ururrada Midowga Afirka iyo Jaamacadda Carabta ayaa lagu...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe