editor
Golaha Wasiirrada XFS ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa.
Khamiis 5 March 2026 {CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, kaas oo uu guddoomiyey Ra’iisul Wasaaraha XFS, Xamsa Cabdi...
Madaxweynaha DFS oo maanta kulan isugu yeeray xildhibaannada iyo senetarada Labada...
Khamiis 5 March 2026 {CBB}Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa maanta kulan isugu yeeray xildhibaannada iyo senetarada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka...
Kim Jong Un oo ballan qaaday ballaarinta nukliyeerka badda.
Khamiis 5 March 2026 {CBB}
Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un ayaa laba maalmood ku qaatay kormeeridda markabkiisii ugu dambeeyay ee burburiyaha oo culeyskiisu yahay...
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh.
Khamiis 5 March 2026 {CBB} Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa digniin adag u diray Madaxweynaha xilka haya, Xasan Sheikh Maxamuud, isaga oo...
Shiinaha oo qorsheynaayo in uu dhax dhaaxiyo Colaada Israaiil Mareykanka iyo...
Khamiis 5 March 2026 {CBB}Dowladda Shiinaha ayaa ergay u diri doono Bariga Dhexe si uu u dhex dhexaadiyo Xiisada israaiil Mareykanka iyo Iiraan.
Shiinaha ayaa...
Askari Mareykan ah oo bilado badan haystay ayaa ku dhintay weerarkii...
Khamiis 5 March 2026 {CBB} Milatariga Maraykanka ayaa xaqiijiyay magaca askari shanaad oo ku dhintay weerar ay diyaarad aan duuliye lahayn oo ay Iiraan fulisay...
Hadal ka soo Baxay Dawladda Ingiriiska oo Sababay in ay Kala...
Khamiis 5 March 2026 {CBB}Bariga Dhexe: “ Diyaaradaha weerarray saldhiggeenna Qubrus, kama dhinaca wadanka iman Iran.
Dawladda Ingiriiska ayaa sheegtay diyaarado darones ah oo aan...
Mareykanka iyo Israa’iil oo qorsheynayaan in ay kacdoon hubeysan Ka Abuuraan...
Khamiis 5 March 2026 {CBB} Telefishinka Ingiriiska ka soo baxa ee ITV, ayaa ku warramay Mareykanka iyo Israa’iil inay qorsheynayaan inay kiciyaan kacdoon hubeysan gudaha...
First US soldiers to die in Iran conflict are identified.
Wednesday 4 Maarso 2026 {CBB} The American military has named its first troops killed in the conflict between the US and Iran.
Six soldiers died...
Baarlamaanka Soomaaliya oo meelmariyey wax-ka-beddelka Dastuurka
Arbaco 4 March 2026 {CBB}Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u meelmariyey wax-ka-beddelka iyo dhammaystirka Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, sida uu ku dhawaaqay...












