editor
Soomaaliya iyo Kuwait oo kala saxiixday heshiisyo oo kor u qaadaya...
Wasiirka arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga mudane Cabdisalaan Cabdi Cali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Kuwait ayaa kula kula kulmay Caasimadda Kuwait,...
DF oo loo ansixiyay dhaqaale loogu deeqay.
Arbaco 13, Aug 2025 {CBB} Guddiga Maamulka Sare ee Bangiga Adduunka ayaa oggolaaday maalgelin labaad oo Soomaaliya loogu talagalay taageerada siyaasadaha horumarinta, taas oo lagu...
Sawiro;-Degmada Awdiinle ayaa maanta gaaray wafdii xildhibaano katirsan baarlamaanka Koonfurgalbeed
Talaado 12, Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Awdiinle, Ibraahim Maxamed Ibraahim (Kalaay) iyo ku-xigeenkiisa Cabdullaahi Maxamed Cumar, ayaa maanta Awdiinle ku soo dhaweeyey wafdi u yimid...
Sawiro;-Duqa Muqdisho oo xarrig jaray Waddooyin laami la saaray oo ku...
Talaado 12, Aug 2025 {CBB}Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa maanta xarriga ka jaray afar waddo oo laami...
Hay’adda WFP oo yareysay kaalmada ay ku bixiso Xeryaha Kaakuma &...
Talaado 12, Aug 2025 {CBB}Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay hoostagta WFP ayaa ku dhawaaqday in ay sii dhintay gargaarka bani aadamnimo ay siiso...
Ukraine oo kulanka Trump & Putin ku tilmaamtay mid lagu qaybsanayo...
Talaado 12, Aug 2025 {CBB}Mas’uuliyiin katirsan Ukraine ayaa ka niyad-jabay hadalka muddada labada jeer uu sheegay Madaxweynaha Maraykanka ee Donald Trump ee ah in...
Duqa Boosaaso oo guri ku wareejiyay C/laahi Xasan Cali oo baahiyaha...
Isniin,11 August 2025 {CBB}Dr Cabdiraxmaan Cabdullahi Cali oo ah Duqa cusub ee Magaalada Bosaaso ayaa guri hanti ah ku wareejiyey Cabdulaahi Xasan Cali oo...
Jubbaland oo war cusub kasoo saartay dagaalkii ka dhacay gobalka Gedo
Isniin,11 August 2025 {CBB}Madaxweyne ku xigeenka maamulka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka inay isku dirayso oo isku laynayso ciidan Soomaaliyeed...
Dowlada Soomaaliya oo xarun Safaaradeed ka furtay Aljeeriya
Isniin,11 August 2025 {CBB}Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray safaaradda...
Taliye ka tirsan ciidanka Jubbaland oo lagu dilay dagaalkii ka dhacay...
Isniin,11 August 2025 {CBB} Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa dagaal xooggan oo maanta ciidamada Jubbaland iyo kuwa Dowladda Federaalka ku dhexmaray duleedka magaalada Beledxaawo.
Dagaalkan...













