editor
Dowladda Soomaaliya oo garab istaag u muujisay shacabka iyo dowladda Suuriya
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay si buuxda u garab taagan tahay shacabka iyo dowladda Suuriya, iyada oo ku...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo tagay halka lagu sameeyo Diyaaradaha Turkiga ee...
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud, ayaa booqasho ku tagey xarruunta Xarunta Teknolojiyadda Turkga Özdemir Bayraktar oo ah goob...
Xuutiyiinta oo ku guuleystay in ay xiraan dekad muhiim ah oo...
Jimco, 18 July 2025 {CBB} Dekedda magaalada Eilat ee Israel ayaa hawlaheeda joojin doonta laga billaabo maalinta Axadda, kaddib markii ay iska bixin weyday deymaha...
Wafdi ka socda DFS oo shir uga qaybgalaya Algeria.
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}
Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda hawlaha guud, dib-u-dhiska iyo Guriyeynta, Mudane Siciid Maxamed Maxamuud-Xayd, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeybgalaya Shirka Sanadlaha...
Puntland oo ku dhawaaqay in aysan aqoonsaneyn hannaan dhismaha SSC Khaatumo
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB}Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in ay sharci ahaan ka tirsan yihiin gobollada Sool, Sanaag iyo Ceyn, isla markaasna aysan...
Madaxweyne ku Xigeenka SCC KHAATUMO Ma aqbaleeyno Tallaabada ay qaaday Puntland.
Khamiis, 17 Jully 2025 {CBB} Maamulka SSC Khaatumo ayaa nasiib darro ku tilmaamay hadalka dhawaan ka soo yeeray Puntland oo la xiriira diidmada aqoonsiga gobollada...
DFS oo ka hadashay dagaalkii ka dhacay Magaalada Dhahar ee G/Sanaag.
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka xuntahay dhacdo ay ku tilmaamtay nasiib darro...
Heshiis laga gaaray dhismaha maamulka Khaatuma iyo Maakhir iyo qeybsiga Ergooyinka
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Shirarkii siyaasadeed ee maalmahan ka socday magaalada Laascaanood ayaa maanta lagu heshiiyay, iyadoona is-afgarad balaaran laga gaaray dhismaha Maamul cusub...
Maamulka Hirshabeelle oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah AS
Arbaco, 16 Jully 2025 {CBB}Golaha Wasiiradda Dowlad goboleedka Hirshabeelle ayaa yeeshay kulankooda caadiga ah, iyagoo ka wada hadlay dagaalka AS iyo Dardar galintiisa.
Kulanka oo...
Sawiro;- Shirka Horumarinta Ganacsiga Haweenka Oo ka Furmey Magaalada Baydhabo
Talaado 15 July 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda KG Cabdulaahi Abdi Mohamed ayaa Magaalada Baydhabo ka furay shir ballaaran oo lagu dhiirrigelinayo...













