Wednesday, July 22, 2026
Home Authors Posts by editor

editor

editor
3202 POSTS 0 COMMENTS

Shirka Madaxweyne Xasan Shiikh oo iyo Mucaaradka dalka oo Manta Furmayo.

0
Khamiis 3 July 2025 {CBB} Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud ayaa la filayaa mar kale inuu maanta la kulmo xubnaha Mucaaradka ee...

iskaashigii U dhaxeeyay Iiran iyo Qaar ka Mid ahHay’adda Caalamiga ah...

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Madaxweynaha Iran ayaa si rasmi ah u oggolaaday go’aanka lagu joojinayo iskaashigii ka dhaxeeyay Iiran iyo Hay’adda Caalamiga ah ee...

Maxeey AUSSOM Ka Yireen Diyaarad ay lahaayeen oo Ku Burburtay Garoonka...

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Howlgalka Midowga Africa ee Soomaaliya AUSSOM ayaa war kasoo saaray Diyaarad taabacsan Howlgalka ayna lahaayeen ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga...

Soomaaliya oo Hirgelisay Nidaam Cusub oo lagu Sugayo Amniga Xuduudaha

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u hirgelisay nidaam cusub oo biometric ah oo lagu sugo amniga xuduudaha, si...

Maxay ka wadahadleen RW ku xigeenka Soomaaliya iyo Ku Xigeenka Xoghayaha...

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa magaalada Sevilla ee dalka Spain kulan doceed kula yeeshay...

Siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka oo Maanta shir xasaasi ah ugu socda Muqdisho.

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Siyaasiyiinta Madasha Mucaaradka  ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta shir xasaasi ah uga socdaa magaalada Muqdisho. Shirkan...

Faah faahin:. Shil diyaaradeed oo ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB}Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Diyaarad nuuca qumaatiga u kacda oo ku dhacday meel u dhaw xeyn-daabka xirada...

Maxay Tahay Cabsida Soo Wajahday Nidaamka Difaac ee Mareykanka?

0
Arbaco, 02 Jully 2025 {CBB} Wargeyska New York Times ayaa warbixin uu baahiyay ku daahqaaday macluumaad fadeexad u horseedaya nidaamyada difaaca Mareykanka, kaddib markii...

Madaxweyne Xasan Shiikh oo salaan ka qaatay Cutubyo ka tirsan Xoogga...

0
Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa xalay calanka ka taagay Madaxtooyada, isagoo xusaya 65-guurada xorriyadda iyo midnimada dalka. Munaasabadda ayaa ka...

Maxaay Tahay Hambalyada aay Umada Soomaaliyeed u Direen Hogaanka Howlgalka AUSSOM

0
Talaado, 01 Jully 2025 {CBB}Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa ugu hambalyay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo shacabka Soomaaliyeed munaasabadda 65-aad...
0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe