editor
Waa sidee xaaladda dalka Iran maanta oo Khamiis ah?
Khamiis 26 june 2025 {CBB} Warbaahinta dowladda Iran ayaa sheegtay in dowladdu ay billowday inay dib u furto garoomada diyaaradaha ee ku yaalla qeybta...
Waa kuma Mamdani, muslimka loo filayo in uu maayar ka noqdo...
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Zohran Mamdani, oo ah 33 jir ku dhashay Uganda balse ku barbaaray New York, ayaa guul taariikhi ah ka gaadhay...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool {26.6.2025}
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Radio Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Taliyaha Cusub ee Qeybta 60aad oo si Diirran Loogu Soo Dhaweeyey...
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Wafdi uu hoggaaminayo Taliyaha cusub ee Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Gaashaanle Sare Maxamed Yariisow, ayaa maanta si...
MW Xasan Sheekh oo garawshiyo ka bixiyay wixii ku dhacay dadka...
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxda Dowladda kala qeybgalay munaasabadda bilowga Todobaadka Xoriyadda ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu...
Munaasabadda 26-ka June oo lagu qabtay Muqdisho iyo Gobolada dalka
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Magaalada Muqdisho iyo inta badan Gobolada dalka Soomaaliya ayaa waxaa xalay lagu qabtay munaasabado loogu dabaaldagayay 65-guuradii kasoo wareegtay markii...
DFS oo malaayiin doolar ka heshay Midowga Yurub.
Khamiis 26 june 2025 {CBB}Wasiirka Maaliyadda XFS Mudane Biixi Imaan Cige ayaa kulan la qaatay wafdi sare oo ka socday Midowga Yurub, kuwaas oo...
“Warsaxaafadeed”MW Xasan Sheekh oo aqbalay in lagala hadlo doorashooyinka iyo Dastuurka.
Arbaco 25 June 2025 {CBB}Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta kulan ku yeeshay Madaxtooyada Qaranka isaga oo la shiray Golaha Samatabixinta Soomaaliyeed, kaas oo...
Iran oo Basaasiin Israel daldashay
Arbaco 25 June 2025 {CBB} Wakaalada wararka ee dalka Iran ayaa sheegtay, in Iran ay daldashay saddex nin oo lagu eedeeyay inay u basaasayeen Israel.
Wakaalada...
Shiinaha Oo Soomaaliya ka Caawinayo Dagaalka AS.
Arbaco 25 June 2025 {CBB}Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi ayaa kulan gaar ah kula yeeshay magaalada Muqdisho Safiirka dowladda Shiinaha...













