editor
Puntland oo si wayn ugu carootay tallabo ay qaaday Dowllada Soomaaliya.
Axad 23, March 2025 {CBB} Maamulka Puntland, ayaa si adag uga jawaabay qoraal dhawaan kasoo baxay hay’adda dowladda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan aqoonsiga iyo diiwaangelinta...
Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay Khasaaraha ka dhashay diyaaraddii burburtay.
Axad 23, March 2025 {CBB} Shan qof ayaa ku dhimatay shil diyaaradeed oo dhacay galabinamadii Sabtida, meel ku dhow 24 kiiloomitir dhanka koonfur-galbeed kaga beegan...
Netanyahu oo qaaday tallabo wax udhimi karta xasiloonida Isra’il.
Axad 23, March 2025 {CBB} Hoggaamiyayaasha mucaaradka Israa’iil ayaa billaabay inay ka digaan dagaal sokeeye oo ka dhici kara gudaha Israa’iil, kaddib markii Netanyahu uu...
{DHAGEYSO} Warka Duhurnimo ee Radio Codka Baay Iyo Bakool 23 3...
Axad 23, March 2025 {CBB} – Dhageystayaal halkan waxa aan idiin kugu soo gudbi neynaa Warka Duhurnimo ee Warbaahinta Codka Baay Iyo Bakool
Warka waxaa soo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Saraakiisha & Madaxda Dhaqanka Shabeelaha...
Sabti 22, March 2025 {CBB}Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah la qaatay saraakiil katirsan Ciidamada Dowladda, Odoyaal dhaqameed iyo...
Taliye Sahal oo abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab ka...
Sabti 22, March 2025 {CBB}Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS Janaraal Sahal Cabdullaahi Cumar ayaa abaabul iyo kulamo dagaal waxaa uu ka wadaa deegaano ka tirsan...
Xuutiyiinta Yemen oo xirtay mid kamid ah garoomada diyaaradaha ugu weyn...
Sabti 22, March 2025 {CBB} Kooxda Xuutiyiinta ee maamusha qeybo badan oo kamid ah dalka Yemen, ayaa sabab u noqday in uu xirmo garoonka diyaaradaha...
Eritrea oo ka hadashay Damaca Itoobiya ku dooneyso inay ku hesho...
Sabti 22, March 2025 {CBB} Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Eritrea, Cismaan Saalax, ayaa sheegay in dalkiisu uu “la yaaban yahay” waxa uu ku tilmaamay “hammiyo...
Sidee milatariga Suudaan ku gaaray Guusha deg-deg ah?
Sabti 22, March 2025 {CBB} Milatariga Suudaan, ayaa xaqiijiyay guushoodii ugu sarreysay dagaalka muddada labada sanno ah socda oo ay ka gaarayaan gudaha caasimadda khartuum,...
Masar oo war kasoo saartay dib u dejinta loo sameynaayo shacabka...
Sabti 22, March 2025 {CBB} Waaxda Warfaafinta Dawladda Masar (SIS) ayaa beenisay wararka sheegaya in Masar ay diyaar u tahay “in ay dib u dejin...













