editor
Madaxweeynaha Galmudug oo Mucaaradka Ugu Baaqay in ay Xisbiyo Furtaan Doorashadana...
Isniin, 02, June 2025{CBB} Madaxwaynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) oo xalay ka hadlay madal lagu daahfurayay olalaha is diiwaangalinta doorashada golaha deegaanka...
Madasha Wadatashiga Siyaasadeed: Fursad Mise Fashil Siyaasadeed?
Isniin, 02, June 2025{CBB} Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah u shaaciyay waqtiga lagu qabanayo madasha wadatashiga siyaasadeed — arrin...
U diyaar garowga Ciidda Carafo oo laga dareemaayi Suuqa Xoolaha ee...
Isiinin, 02, June 2025{CBB} Iyadoo Maalmo kooban nooga dhiman Maalinta Ciida ee Carafo ayaa waxaa Suuqweynaha Xoolaha ee Magaalada Baydhabo laga dareemaya u diyaar garowga...
Madaxweyne Xasan Sheikh Maxamuud oo ku dhawaaqay shir wadatashi qaran oo...
Isiinin, 02, June 2025{CBB}Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay Shir Wadatashi Qaran oo lagu qabanayo Muqdisho 15-ka Juun 2025.
War-saxaafadeed...
Safarka Wafdi uu Hogaaminayo RW Xamse ee Jabuuti Iyo Arrimaha Ka...
Isiinin, 02, June 2025{CBB}Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamze Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa u ambabaxay Jamhuuriyadda Jabuuti, halkaas oo...
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo markale Mahad Salaad u magacaabay Taliyaha NISA
Axad, 01, June 2025{CBB}Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah ,ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee Agaasimaha...
Golaha Wasiirada oo maanta leh shir deg deg ah leeskugu yeeray.
Axad, 01, June 2025{CBB}Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta la isugu yeeray shir degdeg ah, kaas oo ajandihiisa yahay amniga iyo xasiloonida dalka.
Kulankan...
Mbappe Oo Fariin U Diray PSG Kadib Guushii Champions League.
Axad, 01, June 2025{CBB}Weeraryahankii hore ee Paris Saint-Germain Kylian Mbappe ayaa u hambalyeeyay asxaabtiisii hore ka dib markii ay ugu dambeyntii qaadeen koobkii ugu...
War-murtiyeed laga soo saaray Shirkii Mucaaradka uga socday Muqdisho.
Axad, 01, June 2025{CBB}Waxaa goordhaw war-saxaafadeed laga soo saaray shirkii siyaasiyiinta mucaaradka maalmihii lasoo dhaafay uga socday hotelka Jasiira ee magaalada Muqdisho, shirkaas oo...
Madaxwayne Xasan Sheikh oo Qadka Taleefanka kula hadlay Ordugan.
Axad, 01, June 2025{CBB} Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan.
Labada Madaxweyne...













