editor
Sawriro;-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada,Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya, Marwo Sahra Cusmaan Axmed, ayaa...
Sabti 31 May 2025{CBB}Wasiir Sahra Cusmaan Axmed oo Daahfurtay Imtixaanka Naqliga ee Sanad Dugsiyeedka 2024–2025 kana Kormeertay Dugsiyo Ku Yaalla Baydhabo.
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha...
kulan Dood wadaag ku saabsan Nabadeynta KGS Oo Baydhabo ka dhacay.
Sabti 31 May 2025{CBB} Kulankaani oo ahaa mid looga magac darey nabadaynta loogana arinsanaayey sugidda amniga guud ee deganaada kgs iyo qaabka ay Uwada shaqayn...
Qoysas danyar ah Oo Deeq Raaahiin ah Loogu qeybiyay Afgooye
Sabti 31 May 2025{CBB} 400 oo qoys oo ka mid ah qoysas ka soo barakacay deegaano ka tirsan Gobolka shabeelada hoose kuna nool Degmada Afgooye...
Kuraastii ay ka geeriyoodeen Wasiir iyo Xildhibaan oo maanta la dooranayo.
Sabti 31 May 2025{CBB} Magaalada Jowhar ayaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada labo kursi oo ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka...
Maxkamadda racfaanka Mareykanka oo hakisay go’aankii lagu laalay canshuurihii Trump
Jimoco 30 May 2025{CBB} Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa ku tilmaamay go’aanka maxkamadeed ee lagu hakiyay qorshihiisa canshuuraha caalamka mid laga naxo, khalad iyo mid...
Tahriibayaal Soomaaliyeed oo laga bad baadiyay bada u dhaxeeyso Dalalka Spain...
Jimoco 30 May 2025{CBB} Dowladda Spain ayaa sheegtay in ay badbaadisay doonni sidday muhaajiriin Soomaaliyeed oo laba maalin ka hor ka baxday Wadanka Al-geria.
Dadka...
Shirweynaha madasha garsoorka 6-aad oo maanta la soo gaba gabeeyey
Jimco 30, May 2025 {CBB}Muqdisho, Soomaaliya – Waxaa si rasmi ah maanta ugu soo gabagaboobay magaalada Muqdisho Madasha 6-aad ee Shirweynaha Garsooreyaasha Dalka, oo...
Maamulka Somaliland oo Qoraal Xasaasi ah u Gudbiyay Dowlada Kenya
Jimco 30, May 2025 {CBB} Madaxweynaha Somaliland Muddane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro), oo weli ku guda jira booqasho rasmi ah oo uu ku joogo Caasimadda...
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan La Qaatay Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya
Khaniis 29-May-2025 {CBB} – Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka...
IBS Bank oo Soo dhaweeysay halyeeyada kubadda cagta Afrika iyo Aduunka
Arbaco, 29 May 2025 {CBB} Waxaan ku faraxsanahay inaan xarunta dhexe ee IBS Bank ku soo dhawayney halyeeyada kubadda cagta Afrika – Samuel Eto’o,...













